Su’aasha: Walaal waxaan ku riyooday anoo musqusha ku kaadinaayo hadana kaadideyda ay tahay sidii shahwada oo kale, riyadaas oo kale maxaa lagu fisiriaa. Jawaabta: Waxa kasoo baxay oo kaadida aad ku tilmaamntaya oo shahwada ninka u eg wuxuu tilaamayaa inaad heli doonto hanti badan iyo ubad badan. Kaadida markay qaabkan tahay waa lacag iyo caruur […]
