Categories
Caafimaadka Health

Siigada qofka haduu joojiyo sidii hore ma noqon karaa

Siigada qofka haduu joojiyo sidii hore ma noqon karaa Su’aasha: Sigada maxay ku keni karta qof ka jira da.ad 22 jir hadu jojiyo isagoo 22 jir ah sigadi hore u sigeysan jiray ma dhib bay u keni kartaaa. Jawaabta: Qofka waxaa laga rabaa inuu iska joojiyo, hadduu joojiyo siigada muddo kaddib way dhici kartaa inay […]

Categories
Software

Web si sahlan English lagaga baran karo

Waa website oo aad ugu fiican dadka baran rabo afka english ka. Erey aad ku qoraysaa waxaa kuu soo baxayo macnaha ereyga iyo sawir ereyga ku saabsan iyo video. Waa web caawinaya qofka baran raba afka ingiriiska wuxuuna kaga faa’idaysan karaa si sahlan. Waxaa aad kuu caawinaya tusaalooyinka weedhaha ku jiro webkan. waxay gaarayaan 100 […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada akhriska kalimada towxiidka

Su’aasha: Asc wllo waxan xalay ku riiyoday anoo ku dhawaqaya kalmada Towxiidka waxana riiyo ku arkay anoo aqrinaya kuna celcelinaya maxay noqon karta. deg deg iga soo jawab. Jawaabta: Walaal bishaarayso waa riyo aad u fiican, qofkii ku riyoodo asoo ku dhawaaqaya kalimada towxiidka wuxuu helayaa iimaan xoog badan sidoo kale arsaaq badan haddii uu […]

Categories
Caafimaadka Health

Geedka ninka haduu qaloocan yahay dhib miyaa

Geedka ninka haduu qaloocan yahay dhib miyaa Su’aasha: Waxan isku arkay guska oo iga qaloocan hoos ayu qaloocan yahay xataa marka u kaco wa qalocan yahay tas maxa dhihi karaa dhib miyu ii keenayaa markan gursado nagta wax maka tari kara thanks. Jawaabta: Raga qaar xubinta tarankooda way qalloocan tahay, qalloocaas waxaa laga yaaba muudo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Ninka soo furay ayay ku riyootay iyadoo ilmo u dhashay

Ninka soo furay ayay ku riyootay iyadoo ilmo u dhashay Su’aasha: Asc wll Walasheyda nin ayey kala tageen aadna ayey u jecleyd ninkas hada mar walba ay riyooto waxay ku riyoota ninki oo qabay oo wiil u dhashy sedex jeer by ku riyootay maxay noqone fisirka royadas. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay wali si daran […]

Categories
Software

Free Online Screen Recorder and Video Editor

Free Online Screen Recorder and Video Editor Screen recording and video editing made easy, no download and payment needed. You can get a high-quality recorded video without watermark, no need to pay anything. it is free 100% Start recording your screen online with one click only, no software and extension downloads required onĀ  your pc […]

Categories
Fatwada

Labeebshe hadii loo galmoodo ma xaaraan baa?

Su’aasha: Waxaan idiin weydiinaa qof labeebshe ah oo labeebnimada ku dhashay hadaan u galmoodo si aan biyaha iskaga bixiyo ma dambi baa maxaana iga soo gaari kara. Teda kale qolyahan gaalada ah waxaan arkaa ayagoo u ololeeya dadka qaniisiinta kuwaasoo ay ku leeyihiin inay xuquuq u leeyihiin sida naagta oo kale loona galmoon karo. Mida […]