Categories
Software

Make money with Twitter easily

If you want to make money on Twitter, consider this creative method for monetizing Twitter has launched a new feature that enables you to easily create electronic newsletters; With the possibility of making a profit from it! So that you can access the service and write articles or reviews with the ability to add tweets, […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof dhintay oo lacag kaa dalbanaya

Su’aasha: Asc, salaan kadib xalay waxaan ku riyoodey qof dhintay, oo uu ileeyahay niyow lacagtii aan kuu dhiibanaayey $25 iiga sii anna lacagtii waan wada isticmaaley, anna waxaan dhahy waan ku siinayaa dhib malahan wax yar isug Markaa riyadaas maxaa lagu Fasiri karaa? Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa in ninkaas uu u baahan yahay sadaqo loo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anoo qaawan hadana aan ku dhex jiro dad badan

Riyada anoo qaawan hadana aan ku dhex jiro dad badan Su’aasha: Asc walaal waxaan ku riyooday xaley anoo bilaa dhar ah, oo qaawan waxaana la joogay dad ehelkeyga ah, oo qaraabo nahay hadana qabay Alle bari marka waxaan layaabay dadku iguma mashquulayaan qaawanaanteyda hadana anigu waxaa niyada ka leeyahay maxaa iga quseeya hadaan qaawanahay hadana […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada carada hooyada

Su’aasha: Waxan habeen hore ku riyoday hoyadey oo intey carotay guriga wan ka tagaya tiri oo an wiil iyo gabar yar gacanta kaso qabanayo oo an leyahay hoyo wan kuracaya kiliga ma baxeyso. Jawaabta: Riyada carada hooyada ma fiicna waxay tilmaamaysaa in dhib soo socdo, waxaa laga yaabaa inaad adiga  samaynayso wax iyada aan raalli […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Xaflad aroos maxaa lagu fasiri karaa

Su’aasha: Xalayna waxan ku kuriyoday anigo joga aroos gabar 1 January 2021 la guursaday oo an music lahayn. Mahadsnaid. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa farxad iyo wanaag oo adiga kuu soo dhow,  aroos guud ahan wuxuu tusiyaa arrin weyn oo la soo guboonaanayso qofka riyada arkay marka arooska waxaa laga yaabaa inuu tilmaamayo farxad adiga kugu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada nin gabar ukun siinayo

Su’aasha: Manto Jimca ahna Bacdul duhur ban seexday waxan ku ku riyoday iyado nin ukun isinayo shekh micneheda iisheg allah ku bara keye. Jawaabta: Riyada ukunta waxaa lagu fasirayaa marka uu ku riyoodo qof xaas ah ilmo qof doobna waxaa loogu fasiraa guur, haddaad gabar tahay riyada waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto. siiba nin ayaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar ku riyootay ninka soo doonanaya waa maxay

Su’aasha: Sheik Markan dukaday habeenka jmcaha so galeysay ee bishi kowad 2021 salatul leylka tukaday oo an suratul baqara aqriyay baan kuduceystay (رَبِّ إِنِّي لِمَا أَنْـزَلْتَ إِلَيَّ مِنْ خَيْرٍ فَقِيرٌ) ( رَّبِّ أَنزِلْنِي مُنزَلًا مُّبَارَكًا وَأَنتَ خَيْرُ الْمُنزِلِينَ ) Kadib saliga nabiga saliga ibraahiimiyada kadib ban seexday waxan ku riyoday nin magaciisa la yiraahdo dalmar […]