Waxaan ku riyoodaa hooyadey iyadoo i canaananaysa

Waxaan ku riyoodaa hooyadey iyadoo i canaananaysa

Su’aasha: Asc bahda daruuro wad kumahadsantahiin inaad noofurteen qabatan su aalaha wll waxaan markasta igu soo noq noqota riyo hooyaday oo i canaan naysa mana jirto wax xumaano oo dhexdeena ka jira ani iyo hooyo waxaana ka mid ahay dadka ay isugu wanaagsan yahiin lkn waxaan ku riyoodaa iyadoo i canaananaysa wax ay igu cananayso […]

Riyada xaaska laga dhuumanayo carada hooyo awgeed

Riyada xaaska laga dhuumanayo carada hooyo awgeed

Su’aasha: Asc xalay waxan ku riiyoday hooyo ii xanaqsan oo igu qeylinaysa iyo anoo gurigayga iyo xaaskeyga ka foogaaday anoo ka dhuumanaya xanaqa hooyaday awgeeda. Si deg deg igu soo jawab. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa walwal iyo cabsi qalbiga kaaga jirto, sidoo kale inaad samaynayso wax hooyadaada aan raalli ka ahayn, waxaa laga yaabaa inaysan […]

Fasirka riyada carada hooyada

Fasirka riyada carada hooyada

Su’aasha: Waxan habeen hore ku riyoday hoyadey oo intey carotay guriga wan ka tagaya tiri oo an wiil iyo gabar yar gacanta kaso qabanayo oo an leyahay hoyo wan kuracaya kiliga ma baxeyso. Jawaabta: Riyada carada hooyada ma fiicna waxay tilmaamaysaa in dhib soo socdo, waxaa laga yaabaa inaad adiga  samaynayso wax iyada aan raalli […]