Riyada anoo qaawan hadana aan ku dhex jiro dad badan

Su’aasha:

Asc walaal waxaan ku riyooday xaley anoo bilaa dhar ah, oo qaawan waxaana la joogay dad ehelkeyga ah, oo qaraabo nahay hadana qabay Alle bari marka waxaan layaabay dadku iguma mashquulayaan qaawanaanteyda hadana anigu waxaa niyada ka leeyahay maxaa iga quseeya hadaan qaawanahay hadana xishood iyo cabsina waa igu jiray marka wll riyadaas si faah faahsan iigu fasir mahadsanid magacaagana iisoo sheeg.

Riyada anoo qaawan hadana aan ku dhex jiro dad badan
Riyada anoo qaawan hadana aan ku dhex jiro dad badan

Jawaabta:

Riyada qaawanaanta qofka asoo dad ag jooga inta badan waxay tilmaamaysaa inay jiraan da ogaan raba sirtaada iyo arrimaha kuu qarsoon, sidoo kale waxay tilmaamaysaa mashaakilada kugu soo socda, waa riyo digniin ah is ilaali dadka qaarkii ha ku kalsoonaanin.

Riyada wiil qaawan gabar iiga digayo

Dreaming of someone being naked in front of others often indicates that there are people who want to know your secrets and hidden matters. It also indicates upcoming problems. It is a warning dream, be careful and do not trust some people.

Leave a Reply