Categories
Sheeko Story

Sheeko naag wahsi iyo caajisnimo loo soo furay dumarka hurdada badan

Xamsa waxay ahayd gabar buuran oo shilis ah, marka la guursaday way sii buuratay, Xamsa waxay ahayd gabar aad u wahsi badan. Waxay aad u jeclayd cuntada, dumarka zabta ka helo ayay ahayd. Maantoo dhan waxay iska rabtaa inay jiifto. Ninkeeda markuu shaqada aado oo uu guriga usoo laabto. mararka qaar wuxuu imaanaa iyadoo wali […]

Categories
Sheeko Story

Gabadhii sixirtay saaxiibteeda ku kalsoonayd waa qiso lagu cibraqaato

Sheekadan waxay ku tusaysaa qofka aad soo dhoweysato inuu ku burburin karo waliba qofka aad ixsaanka u samayso ayaa ugu daran. Gabar ayaa ka sheekaynayso gabar kale saaxiibteeda ahayd oo si xun u khayaantay, waxay ku samaysay arrin aad u xun. Sheekada aan ka maqalno gabadhaas oo magaceeda qarisay waxay tiri: Waxaan ahaa qof qalbi […]

Categories
Download Free Books

Buuga Aasaaska Naxwaha of Soomaaliga waa buug naxwe grammar ah

Buuga Aasaaska Naxwaha of Soomaaliga waa buug naxwe grammar ah Wuxuu soo baxay sanadkii 1973-kii waxaana soo saartay wasaaradda hiddaha iyo tacliinta sare. Buuga waxaa qoray guddi dhowr aqoon yahan ka kooban oo dowladda ay u xilsaartay inay af soomaaliga naxwe u dejiyaan. Buuga waxaa lagu daabacay madbacadda qaranka – Xamar Buuga halkan ayaad kasoo […]

Categories
Sheeko Story

Sheeko naag dumaashigeeda ilmaha ka dhalay ninkeeda waashay

Nin maraykanka ku noolaa ayaa waxaa u joogtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya xaas iyo sagaal ilmo. Fadlan laayigta noo saar adoo ku mahadsan si dad badan ay u daawadaan muuqaalkan yaabka badan. Gaar ahaan dumarka la qabo. Qisada ninkan waxay cibro u tahay ragga dumarkooda ka maqan oo sannadkii hal mar u yimaada. Sheekada […]

Categories
Sheeko Story

Gabar beenley oo labo wiil saaxiibo ah isla shukaansatay iyagoon is ogeyn

Sheekadan ragga qibrada yar ayaa ka faa’ideysan karo, gabadhan oo labo nin aan is ogeyn shukaansatay mid kastana lacag ka cuni jirtay ugu dambeyn ayay ogaadeen inay labadooda isla waddo waxayna ogaadeen inay garoob tahay oo aysan gabar ahayn. Waxaa jiray wiil lagu magacaabo Asad Calasow wuxuu ahaa wiil abgaal ah wuxuu ku noolaa Boondheere, […]

Categories
Download Free Books

Waxbarashada dadka waaweyn Buugga Kowaad download pdf

Waxbarashada dadka waaweyn Buugga Kowaad download pdf Afka  Waxbarashada dadka waaweyn Buugga Kowaad Buugga waxaa loo diyaariyay dadka waaweyn, waxay ka baran karaan af soomaaliga sida loo qoro iyo sida loo akhriyo. Waa buug aad u fiican Halkaan kasoo degso buuga waa free Language Learning for Adults Book One The book is prepared for adults, […]

Categories
Download Free Books

Naxwaha af Soomaaliga – Jaalle Shire Jaamac Axmed Download Pdf

Naxwaha af Soomaaliga – Jaalle Shire Jaamac Axmed Download Pdf Buuga Naxwaha af soomaaliga Waa buug ay soo saartay wasaaradda hiddaha iyo dhaqanka iyo tacliinta sare Waxaana qoray  Abwaan Shire Jaamac Axmed Wuxuu soo baxay sanadka markuu ahaa 1976-kii Buuggan waxaad kasoo download gareyn kartaa bartan asgoo faree ah Somali language grammar book It is […]