Buuga Aasaaska Naxwaha of Soomaaliga waa buug naxwe grammar ah

Wuxuu soo baxay sanadkii 1973-kii waxaana soo saartay wasaaradda hiddaha iyo tacliinta sare.

Buuga waxaa qoray guddi dhowr aqoon yahan ka kooban oo dowladda ay u xilsaartay inay af soomaaliga naxwe u dejiyaan.

Buuga waxaa lagu daabacay madbacadda qaranka – Xamar

Buuga Aasaaska Naxwaha of Soomaaliga waa buug naxwe grammar ah
Buuga Aasaaska Naxwaha of Soomaaliga waa buug naxwe grammar ah

Buuga halkan ayaad kasoo download gareyn kartaa asoo free ah

The Basic Grammar of Somali is a grammar book written by It came out in 1973 and was issued by the Ministry of Heritage and Higher Education. The book was written by a committee of several experts who were commissioned by the government to develop a grammar for the Somali language. The book was published by the national printing house – Hamar

You can download this book as PDF

Leave a Reply