Categories
Caafimaadka Health

Astaaamaha lagu garto marka qofka wadnahu xanuunayo

Astaaamaha lagu garto marka qofka wadnahu xanuunayo Su’aasha: Astaaamaha lagu garto marka qofka wadnahu xanuunayo. Jawaabta: Jirada wadna xanuunka waxaa lagu gartaa astaamo badan waxaa ka mid ah: 1- suuxdin kedis ah 2- neefta oo ciriiri gasho, qofka oo si fiican u neefsan waayo. 3- xabad xanuun, xabadka inuu kaa xanuuno. 4- yaqyaqsi daran iyo […]

Categories
Caafimaadka Health

Daawada ugu fiican wajiga barta madow ka tirtirta

Su’aasha: Waxaan rabaa inaad ii sheegtaan daawada ama kareemka ugu fiican oo lagu nadiifin karo wejiga marka uu yahay maqaarka mid dufin wato oo qoraxda marka ay qabato madow noqda daawo aan dhib lahayn oo side effect lahayn mahadsanidin. Jawaabta: Maqaarka dadka qaarkooda waa mid saliid ama dufin leh oo qoraxda marka ay dhufato madoobaada, […]

Categories
Caafimaadka Health

Finka ama nabarka carabka waxa keeno

Finka ama nabarka carabka waxa keeno Su’aasha: Waxaan raba inad ii sheegtaan carabka maxaa u keeno fin ama nabar oo xanuun badan xataa liin dhanaan marka ay gaarto aad u balbala cudur miyaa keeno oo gaar ah fadlan ii cadeya . Jawaabta: Carabka waxaa u keeno inay nabro ama finin kasoo baxaan sababo badan waxaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo nin gaal lacag kaa qaadan rabo oo aad ka badbaadayso

Su’aasha: Asc jzkllh kheyr riyadii hore waa iiga jawaabteen alle ha idinka ajar siiyo waxa kalo jirto riyo kale oo aad ulayaabey taaasoo ah aniga iyo qof kale ayaan isla soconey meel laami ah saan usocdey waxaan arkey anigo meel taag ah fuuley meshina ma ahan meel fiican waxaan isdhahey meshi kadeg wan awoodi wayey […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qaybinta macmacaanka iyo cabitaanka

Riyada qaybinta macmacaanka iyo cabitaanka Su’aasha: Waxaan rabaa riyo in la iifasiro waxaan kuriyoodey anigo macmacaan iyo cabitaano sajilesan dad macalimiin ah isla shaqeyno uqeybinaayo marka bac madoow ayan kuwatey macalin ayaan ku yiri macalin buskutkaan iyo cabitaanadan midka rabto kabaxso wuxu labaxey cabitaankii ugu fiicnaa oo aan ubaahnaa waxaan islahaa xaaskaga ugeey lkn madaama […]

Categories
Caafimaadka Health Sharxidda Axaadiista

Soonka caafimaadka iyo ajirka laga helo

Soonka caafimaadka iyo ajirka laga helo Ilaahay umadda muslinka wuxuu ku mannaystay bisha soon, runtii waa bil aad u barakaysan oo laga helayo ajir badan iyo sawaab aan lasoo koobi karin sida axaadiista rasuulka (SCW) badankooda ay sheegeen. Soonka wuxuu leeyahay waxyaabo aysan lahayn cibaadaadka kale, marka qofka islaamka haysta waxaa laga rabaa inuu ku […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof saxaro wajiga loogu daadinayo

Su’aasha: Hooyadeey waxay ku riyootay in badan ayadoo xaar ama saxaro wajiga loogu firdhinaayo ama loogu daadinaayo. Jawaabta: Riyadan ma fiicna hooyadaada waa inay ka digtoonaataa waxyaabaha qaar, waxay tilmaamaysaa riyada inuu soo gaari doono dhib oo ka imaanaya dadka waliba dhib la xiriira fadiixo iyo faxshar caay iyo aflagaaddo, waxaa dhici karta in lagu […]