Gabar ku riyootay dad gaalo ah iyadoo soo islaaminayso

Gabar ku riyootay dad gaalo ah iyadoo soo islaaminayso Riyada: Waxaan ku riyooday aniga oo dad gaagaaban oo madmadow ashahaadada uqabanaya oo ay iga daba akhrinayaan ay igu wareegsan yihiin Ana aan ku dhex jiro waana dad fara badan Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof wanaagsan oo diinta ku dhaqamayso. Waa bishaaro […]
Riyo nin gaal lacag kaa qaadan rabo oo aad ka badbaadayso

Su’aasha: Asc jzkllh kheyr riyadii hore waa iiga jawaabteen alle ha idinka ajar siiyo waxa kalo jirto riyo kale oo aad ulayaabey taaasoo ah aniga iyo qof kale ayaan isla soconey meel laami ah saan usocdey waxaan arkey anigo meel taag ah fuuley meshina ma ahan meel fiican waxaan isdhahey meshi kadeg wan awoodi wayey […]
