Su’aasha: Dawadee ugh fiican ee an si dhaqsi kuheli karaa agoodi iga luntay ginseng iyo speman keeba iifican mahadsanid. Jawaabta: Haddii aad badsatay siigada shaki kama taagna inay saamayn doonto tayada galmada marka aad guursato, laakin taas waxaad kaga bixi kartaa inaad gabi ahaanba ka tagto falka siigeysiga, markaas ku tasho inaad guursan doonto, waxaa […]
