Riyada eedaanka salaada subax

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO MASJIDKA USII LAGAYNAYA IYADOO SALAADII SUBAX LA ADIMAAYO OON EEDAANKA MAQLAYO ALLAH MAHADLEH Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa khayr badan iyo ilaalo iyo amaan, waxaad noqon doontaa qof diinta Alle ka dambeeyo oo ku dhaqmaya oo dacwada islaamka u degdegaya, waa riyo aad […]
Aqinka salaada fajarka maala saxuuran karaa?

Aqinka salaada fajarka maala saxuuran karaa? Su’aasha: Qofka Salaada fajarka aadaankeeda miyaa saxuurta ka reeban tahay mise aqinka salaad Fajarka? Jawaabta: Sida la og yahay aadaanka fajar waa labo aadaan, midka koowaad cuntada saxuurta waa la cuni karaa waayo waa habeen, laakin kan labaad markii la addimo cuntada waa mamnuuc, marka aqinka cuntada lama cuni […]
Aadaanka Fajarka mala saxuuran karaa walaal?

Aadaanka Fajarka mala saxuuran karaa walaal? Su’aasha: Aadaanka Fajarka inta aan salaada la galin qofka haduu saxuurto Soonkiisa maka burayaa mideeda kale qofku goormuu saxuuran karaa oo ugu wanaagsan. Jawaabta: Labo aadaan ayuu leeyahay fajarka midka koowaad ma reebo saxuur laakin kan labaad ayaa cuntada reeba, wuxuu yiri rasuulka (SCW): (إنَّ بلَالًا يُؤَذِّنُ بلَيْلٍ، […]
