Ereyo English oo xarafka (G) aan lagu dhawaaqin

Marka la baranayo afka English qofka baranaya waxaa laga rabaa inuu u kuurgalo qoraalka iyo akhriska, afka ingiriiska qoraalkiisa iyo akhriskiisa mararka qaarkooda way kala duwan yihiin, xarafka (G) laguma dhawaaqo marka uu soo galo ereyo gaar ah marka uu ka hormaro xarafka (I) kana dib maro xafarka (N) sida kuwan jadwalka ku jira:

Ereyo English oo xarafka (G) aan lagu dhawaaqin
Ereyo English oo xarafka (G) aan lagu dhawaaqin

EnglishArabicSomali
feignيختلقabuuraya
signعلامةastaan
campaignحملةolole
consignيودّعsagootinaya
resignيستقيلis casilaya
reignعهدxilli
foreignأجنبيshisheeye
assignيعيّنmagacaabaya
alignيحاذيla ekaanaya
designتصميمnaqshadayn

Leave a Reply