Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo aniga oo tagay wadanka kadibna aan ka xumaanayo

Su’aasha: asc walalaha daruur iyo inta muslim ah salan kadib waxa riyo ku arkaa aniga oo tagay wadanka wayo hada majogo wadanka kadibna aan kaxumanayo tagida wadanka aan tagay oo isleyahay maxa kukenay maxay tahay sababtaas maxaysa fasiraysa. Jawaabta: Riyada waxay kaaga digaysaa inaad qaadato go’aan aad ka shallayn doonto, safar ama wax kale ha […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo anigoo gaari wado oo iga hallaabaya

Su’aasha: asc walalaha daruur waad ku mahadsan tihiin jawaabtiina waxa kalo wata su,al kale. marwalba waxa kuriyoda gari kasto aan wado waxyar hadu dhaqaaqo kadib wu ciladaysmaa mana dhaqaaqo sidaa aytahay na gaari waan leyahay waana wadaa marka riyadaas maxay noqon kartaa. Jawaabta: Gaariga wuxuu tilmaamayaa waxqabadka iyo amuuraha meesha ay kuu marayaan,ganacsi ama guur […]

Categories
Caafimaadka Health

Hurdada badan ma cudur bay tilmaantaa

Su’aasha: asc dhamaan walaLaha daruur salan kadib hurdada badan cudur makentaa inaad iska jiifto ama aad rabto inad sexato kaliya saladaha uso kacdo hadana aad kulabato maxa kenayo hurdadaas faraha badan cudur makenta ama malagu tilmaami karaa. Jawaabta: Hurdada badan sabao badan ayaa keeni kara, sida cunto badan oo kale qofka markuu cuno, raashinka qaar […]

Categories
Talooyinka Consultation

Sidee ku helaa jawaabta aad iiso dirteen

Su’aasha: jawaabta su ahalahayga side kuhela xageesa kafiiriya fadlan igu sodir +27681585584. Jawaabta: Inta aadan su’aasha soo dirin waxaa fiican inaad ka raadiso su’aasha aad soo diri rabto waxa ay ku saabsan tahay, waxaa jira su’aalo badan aan ka jawaabnay oo webka ku jira halkan ayaad kaga raadin kartaa: https://daruur.com//?s= Marka aad soo dirto su’aasha […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anoo Sooman oo hadana is ogeyn wax cunay ka dibna cuntadii oo afka igu jirta iska tufay

Riyada anoo Sooman oo hadana is ogeyn wax cunay ka dibna cuntadii oo afka igu jirta iska tufay Riyada: Waa ku salaamay saaxiib qaaliya sidee tahay waxaan kaaga mahad celinaa sidaad marwalba riyooyinka aad igu micneyso tankale waxaan xaley ku riyooday anoo sooman ayaa waxaan tagay guriga habar yartay oo markaas raashiin bisil ka karsanaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada safarka Baaris Caasimadda Faransiiska

Riyada safarka Baaris Caasimadda Faransiiska Su’aalaha: ASC WALLAAL GABAR OO EEDADEY AABAHEY QABO AYAA WEE IDHAHDAY WAXAAN KU RIYOODAY ANIGA IYO ADIGA OO TAHRIIBEEYNO WEXEE DHAHDAY WAXAA TAGNAY BARIS CASIMADA FRANCE WALLAAL II FASIR RIYADAAS. Jawaabta: Riyada waa riyo tilmaamayso isbadal aad heli doonto, noloshaada ayaa si badalayso meel fiican aad u wareegaysaa, mustaqbal fiican […]

Categories
Caafimaadka Health

Siigada diin iyo caafimaad ahaan

Siigada diin iyo caafimaad ahaan Su’aasha: Siigano dhib intee leeg ayay keentaa caafimaad ahaan? Se diintu maxay ka qabtaa? Siigada diin iyo caafimaad ahaan Jawaabta: Siigada culimada waaweyn waxay qabaan inaysan bannaanayn, waxaa ka mid ah culimadaas Imaam Shaafici,  waxay u u cuskadeen daliilyo fara badan oo laga helayo kutubta fiqiga, waxaadna ka dhex raadin […]