Siigada diin iyo caafimaad ahaan

Su’aasha:

Siigano dhib intee leeg ayay keentaa caafimaad ahaan?
Se diintu maxay ka qabtaa?

Siigada diin iyo caafimaad ahaan
Siigada diin iyo caafimaad ahaan
Siigada diin iyo caafimaad ahaan

Jawaabta:

Siigada culimada waaweyn waxay qabaan inaysan bannaanayn, waxaa ka mid ah culimadaas Imaam Shaafici,  waxay u u cuskadeen daliilyo fara badan oo laga helayo kutubta fiqiga, waxaadna ka dhex raadin kartaa webka Daruur dhowr jeer ayaan ka qornay.

Caafimaad ahaan in badan ayaan kasoo hadalnay waxaad ka akhrisan kartaa faahfaahin dheeraad ah linkiyadan:

Siigada Qofka Halista Ay U Keeni Karto

Faham Yarida Siigaysiga Inuu Keenay Maa Dhici Karto

Siigada Sidey Dhalinyarada U Disho

8 Waxyaalood Raganimada Kaa Burburin Karto

The great scholars believe that smoking is not permissible, including Imam Shafi’i, who based their argument on many evidences found in theological books, and you can search for them on the Daruur website. We have written about it several times.
We have talked about health in many ways, and you can read more details in these links:

How Smoking Can Cause Danger to a Person
Lack of Understanding Why Smoking Causes It Cannot Happen
How Smoking Kills Young Men
8 Things That Can Destroy Your Manhood

Leave a Reply