Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qofka oo cirro isku arkayo

Su’aasha: Walaal waxaan ku riyoodey anigoo masaajid kudukadey kadibna marki aan kasoo baxay waxaan watey khamiis mana qaato hadda waxaan jeebka khamiiska kalasoo baxay shanlo iyo miyaarad marki aan isku fiiriyey miyaarada waxaan arkey cirro igu taalo waxaana is weydiiyey waqtiga ay iga soo baxdey ciradan kadib ayaan maskaxdeyda la hadlayaa oo waxaan dhahayaa “allaylahee […]

Categories
Talooyinka Consultation

Gabadh xaas ah ninkeedu siinayo jacayl oo nin kale raadinayso maxaa la dhihi karaa

Su’aasha: Wll su’aashayidu waxa weeyan, gabadh nin qabo uu siinayo jecel fiican, raaxo macaan iyo wanaag farabadan marka haday gabadha xaaskisu nin kale xirir la yeelato gabadha arintaas maxa ku kalifay baa ladhihi kara, fadlaan jawaab dag dagan uga baah’na mahad sanid. Jawaabta: Naag nin qabo haddii nin kale ay xiriir la samayso waa naag […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyooyinkii madaxweynaha

Su’aasha: Riyada  madaxweynaha  Asc waadku mahadsan tihiin sida fiican dagdag badan eed noogu soo jawaabaysaan ilaahay ha idin xafido Iga raali ahada riyooyinkaygu way badan yihiin mudo ayaan la,aa CID ii fasirton ururinaye 1 waxaan ku riyooday madaxwaynaha guri maqsin wayn oo uu rag ka buuxo ayaanu wada fadhinay xaflad ahaydaa shir ahaydaa ma aqaano […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anoo saacad qurux badan iibsanaya

Riyada anoo saacad qurux badan iibsanaya Riyada: Asc waxaan ku riyooday aniga oo saacad qurux badan iibsaday oo qiimaheedu yahay 21 kun waanan xidhay waanan ku faraxsanaa aad Allah mahadle. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kuu soo dhowaadeen arrimo aad rajayn jirtay oo aad ka fikiri jirtay waqtigooda ayaa soo dhow, riyada saacadda qaaliga ah […]

Categories
Fatwada

Qof sooman cunto ma dhadhamin karaa

Su’aasha: WEBKAN AAD AYAAN UGA FAA’IDAYSTAA  QAYR ALLAH IDINKA SIYO Cuntada ramadaan mala dhadhamin karaa haddii aan dhahamiyo soonka ma iga jabaa. Jawaabta: Qofka sooman raashinka marka uu karinayo wuu dhadhamin karaa wax dhib ma laha waxaa laga rabaa kaliya inuu iska ilaaliyo inuu laqo, cusbada siduu u ogaado carabka ayaa ku filan, qofka carabka […]

Categories
Caafimaadka Health

Dumarka buuran iyo kuwa caatada yaa farji weyn

Dumarka buuran iyo kuwa caatada yaa farji weyn Su’aasha: Dumarka buuran amaba jirka leh maka bahal weyn yihiin kuwa caatada ah. Jawaabta: Naagta buuran hilib ahaan way ka weynaan kartaa midda dhuuban laakin gudaha ahaan ama jeexa shardi ma aha inay ka weynaato, taas waa abuur Alle, naag caato ayaa laga yaabaa inay ka weyn […]

Categories
Caafimaadka Health

Gabar bikra far ama laba far miyay galeysa

Gabar bikra far ama laba far miyay galeysa Su’aasha: Haweenka arooska hadaan gabadha kufiiriyo farteyda ay gasho hal far kadibna mid labaad ay qoftasi bikra mala dhihi karaa. Jawaabta: Bikaarada ayaa noocyo ah waxaa dhici karta in jeexa uu weyn yahay oo faraha ay gali karaan waxaa dhici karta inay tahay bikaaro balaatik oo kale […]