Riyada saacada la fiirfiirinayo maxay noqon

Riyada saacada la fiirfiirinayo maxay noqon Riyada: Waxaan ku riyooday aniga iyo gabar daris nahay oo saacado fiirfiirinayno Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa wax aad sugaysay inuu dib u dhacaayo Waxaa laga yaabaa waqti badan inuu kaa qaato Haddii ballan ay jirtay way raagaysaa oo waqti dheer ayay qaadanaysaa inay suurtagasho Guud ahaan riyada waxay tilmaamaysaa […]
Riyada fiirfiirinta subaxdii saacado kala kuwan

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday subax alasey iyadoo ey tahay ayan so kacay waan baxay shalmad haku bixin ayan is dhahay waan so labtay jilbab ayan so xirtay waxan is dhahay iska fiiri saacada ha daahine sacadu waxey shege afar saac oo wax la socdaan mel kale ayaan ka firiyey 9:31 […]
Riyada saacada dahabka ah oo gabar gacanta iigu xirtay

Su’aasha: Asc isku soo noqod wanaagsan, waxaan ku riyooday gabadh caruur ilmader nahay dhashay oo maraykanka joogta ayaa waxay ii keentay hadiyad saacad aad u qurux badan oo ay gacanta midig iigu xidhay, kabacdi anoo masjidka sii galaya ayaan saacada eegay waaba dahab ayay ka samaysan tahay waan LA yaabay aadna waan ugu farxay, Allah […]
Riyada anoo saacad qurux badan iibsanaya

Riyada anoo saacad qurux badan iibsanaya Riyada: Asc waxaan ku riyooday aniga oo saacad qurux badan iibsaday oo qiimaheedu yahay 21 kun waanan xidhay waanan ku faraxsanaa aad Allah mahadle. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kuu soo dhowaadeen arrimo aad rajayn jirtay oo aad ka fikiri jirtay waqtigooda ayaa soo dhow, riyada saacadda qaaliga ah […]
