Categories
Talooyinka Consultation

Ninka guri dhaqan karo maxaa lagu gartaa

Su’aasha: Ninka ugu fiican la guursan karo sifada ama tilmaanta uu leyahay ayan rabaa inaad ii shegtan oo tilmaya inu yahay nin guri dhaqi karo o xasiisa an xumynaynin? Jawaabta: Gabadha muslimadda waxaa laga rabaa inay ka dhigato hadafkeeda xagga guurka mustaqbalka adduun iyo akhiro, ma aha inay hanti kaliya fiiriso. Ninka wanaagsan waxaad ku […]

Categories
Caafimaadka Health

Siigada raga naaso may kasoo dhalisaa

Su’aasha: Waxaan meel ka akhriyay siigada ninka inay naasaha kasoo weynayso ninka siigada badan naasoo ayuu yeelanayaa arintas maxaa ka jiro igaso jahilbixiya asxby. Jawaabta: Raga naasaha kasoo buurta wax kale ayaa u keena ee ma aha siigo, waxaa ka mid ah waxyaalaha raga naasaha kasoo buuriya cayilka iyo hormuunada qaar iyo da’da, iyo aliimito […]

Categories
Caafimaadka Health Fatwada

Haddii xaaskaagu dhuuqdo ama leefto farjiga ma dambi baa

Haddii xaaskaagu dhuuqdo ama leefto farjiga ma dambi baa Su’aasha: Haddii xaaskaagu dhuuqdo ama leefto farjiga ma dambi baa Jawaabta: Mas’alada leefidda ama dhuuqida geedka ninka khilaaf ayaa ka taagan culimada qaar way banneeyeen qaarna way diideen, waxaa la mid ah xubinta naagta Qaarka banneeyay waxay shardi ka dhigeen inuusan nijaaso lahayn marka la dhuuqayo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dayr wayn oon meel laga baxo jirin

Su’aasha: Asc maasha Allah waad ku mahadsantihiin sida fiican ee dagdaga ah eed noogusoo jawaabaysaan Allah macag waxaan ku riyooday aniga oo ku dhex jira dayr wayn oon meel laga baxo lahayn meel aanka baxo ayaan waayay dhinaca koonfureed ayaan tagay ee dayrka waan fuulay kabacdi waxaan arkay magaaladii oo iga hoosaysa waxaan damcay inaan […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Isla hadalka qofka maxaa u keeno

Isla hadalka qofka maxaa u keeno Su’aasha: Asc isla hadalka iyo iskudhax buuqa maxaa keeno mudo 3sano kahor ayan magaalada aan joogay katagay oon magaala kale tagay kadib qol ayan kaligey seexanayay ila hadana aan jiifa wax yalaha aan lahan jirin ee iguso ziyaday waxa kamid ah inan isla sheekeysto kaligey hadi aan arko nin […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anoo dayr wayn dhexjooga oon dhakhtar wayn ku dhexyaalo ahay

Su’aasha: Asc waadku mahadsan tihiin sida fiican dagdag badan eed noogu soo jawaabaysaan ilaahay ha idin xafido Asc waxaan ku riyooday aniga oo jooga dayr aad u wayn oo uu ku dhexyaalo cusbitaal aad wayn aadna u qurux badan guri kaloo Wayna dayrkuu dhex yaalay intaba anaa lahaa ana aan ahay dhakhtar wayn oon aad […]

Categories
Caafimaadka Health

Bahalka dumarka midka weyn

Bahalka dumarka midka weyn Su’aasha: Dumarka kuwooda siilka weyn shan farood magaleyaan amaba gacan dhan. ( siilka maxaa weyneeya ) Jawaabta: Naagta bahalkeeda waa sida balaastik oo kale ilmo ayaa kasoo baxo marka way suurtagalaysaa gacanta inay gasho marka ay ilmo dhahso kaddib, farahana gacanta ayayba kasii fudud yihiin. Siilka dumarka sababo badan ayaa weyneeya […]