Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada naagta buuran oo qofka dhulka ku ridayso

Riyada naagta buuran oo qofka dhulka ku ridayso Riyada: Nin haduu arko naag buuran oo jir ah isagoo la kaftamayo kaddib dhulka ayay ku ridaysaa asoo baqaya ayuu naxaa riyadaas maxay tahay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas in ciriir uu kala kulmi doono aduunyada waliba gaar ahaan dhinaca shaqada ama waxbarashada. Naagta waxaa lagu fasiraa […]

Categories
Bulsho Society Sharxidda Axaadiista

Hooyada diinta Islaamka meesha ay ka taagan tahay

Hooyada diinta Islaamka meesha ay ka taagan tahay Hooyada waa qiimaha nolosha oo aan lasoo koobi kerin daraja ay leedahay, nusuus fara badan ayaa kusoo aroortay qiimaha birriga hooyada. Rasuulka markuu yiri naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaatee: (الْزَمْهَا، فَإِنَّ الجَنَّةَ عِنْدَ رِجْلِهَا) (laasim, jannada waxay taallaa lugteeda hoosteeda). wuxuu leeyahay Alle SW: {وَوَصَّيْنَا الْإِنْسَانَ […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada timirta aan soo gadi rabo iyo salaadda aan maqlayo

Riyada timirta aan soo gadi rabo iyo salaadda aan maqlayo Riyada: Waxan ku riyooday anoo timir raadinayo yacni rabo inaa so gado saa u radinayey waa hela dukanka waxa joogo wiil aa cadiyan u aqaano timirta inaa ka so gado aa rabay lkn wuxu I dhaha:”timirtan ma fcno wee wasaqeysan thy iska daa wexe ehed […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar ku riyootay iyadoo imaam ah

Riyada gabar ku riyootay iyadoo imaam ah Riyada: Waxaa ku riyooday anigoo imaam ah dadka salaada tujinaayo ayaada dambe suratul iqlaas ayaa ku tujinaa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa hoggaamin iyo inaad noqonayso gabar laga dambeeyo. Waa haddii ay yihiin dadka aad salaadda tujinyaso dumar. Haddii niman ay yihiin dadkaas riyada markaas macne aan fiicnayn ayay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dhakhtar faraxumo naag ku sameyn rabo

Riyada dhakhtar faraxumo naag ku sameyn rabo Riyada: As waxan ku riyoday dhakhtarka ano labalansan aya tagay balancing marka ninbu aha dhakhtarku wu iyeray wa utagay qolki marki iswaresanay dhalashadi bu iwaydiyay wa ushegey inyar kadib qolki ayu laydhki damsaday anibu damcay inu faraxumeyo wa istagay wxan kudhahay dhakhtar mxa samenesa ani muslim bn ahay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dilka bisada tinta laga xiiray

Riyada dilka bisada tinta laga xiiray Riyada: Sheikh waxan ahay gabar waxan ku riyoode anigoo bisad tinta laga xiiray ifiirineso kadib dilaayo wee iga fakanee hadane waan qabanaya anigoo haayo ayee cudur igu ridee bananka ayaan usaaray weey oroday anigoo madagi rabo ayeey hooyo caano isiisay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa naag xun oo aan kaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qolka oo ay ku jiraan dad iyo ilmo yaryar

Riyada qolka oo ay ku jiraan dad iyo ilmo yaryar Riyada: Ascwrwb. Waxaan ku riyooday qolkayga jiifka oo dad badan cunug gabar qurux badan waxaad modo nuskud cad cad oo dheer u diiday ilmaha guurguuranayo rag iyo dumar nay iskugu jireen kadib aniga siiyay ilmihii ooynayey wuu II qoslay una cunay cuntadii wax yar kadib […]