Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo guur ku saabsan wiil iisoo bandhiganayo

Riyo guur ku saabsan wiil iisoo bandhiganayo Riyada: Waxan ku riyooday iyado uu guur iso bandhiganayo wiil an garanayo walibana isagu farxad darted uu iqaday oo ila boodboday anigu kaman cadhoon balse wiilku wuxu noqday wiil aan necbahy oo wakhti uu been iishegy darted na an ku nacay waxana maskaxdyda kuso dhacady inan ninkas guurkisa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada galmada abti iyo dhuuqida xubinta

Riyada galmada abti iyo dhuuqida xubinta Riyada: waxaan ku riyoodey abti oo sidii dumarka loogu galmoonayo weliba ninka sidaas sameynaayo xubintisa aad ayey uweyneyd abti ayuu fuulayey kadibna abti xubinteyda ayuu dhuuqay ilaa aan ka biyo baxo ana Fasirka: Haddii aad isku junuubtay riyada waa riyo shaydaan ka timid fasir ma laha. Laakin haddii aadan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo guri cusub loo guurayo oo goglan

Riyo guri cusub loo guurayo oo goglan Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anagoo u soo guurnay guri cusub oo wayn oo goglan waxaan  dhiganay dayrka caw ( roog oo kale) aan ku fadhiisano waxaan soo raacay bas gurigii aan ka soo guurnay ayaan ka soo shaqeeyay waxaan ugu dhex tagay hooyo oo huruda waxay […]

Categories
Talooyinka Consultation

Qofka sooman haduu riyo ku biyabaxo soonkiisa sax miyaa

Qofka sooman haduu riyo ku biyabaxo soonkiisa sax miyaa Su’aasha: sw waxaan rabaa inaad ii sheegtaan maxay diinta ka qabtaa qof dhalinyar ah oo sooman riyo arkay markaas biyaha shahwada ka yimaadeen soonkiisa ma buraa masoo qaleeyaa soonka maalin kale ama soonkiisa waa ansaxaa. Jawaabta: Qofka sooman hadduu riyo ku biyabaxo soonkiisa ma burayo, kaliya […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anigoo qabri kudhexjiro oo janada la itusayo

Riyada anigoo qabri kudhexjiro oo janada la itusayo Riyada: Waxan ku riyooday anigoo qabri kudhex jiro oo janadii meel la iga tusayo waan faraxsanaa waxaana lahaa meeshan quruxda badan ayaan jooga halka dad kalena la cadaabayo maxay noqon kartaa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad tahay qof Alle ka baqayo oo diinta ku dhaqmi doono. Waxaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada orodka tartanka qof laga badinayo

Riyada orodka tartanka qof laga badinayo Riyada: Asc Waxa ku riyoooday anoo qof aqaano oo ĺa tartamaa orod waana ka orod badi maxay noqon karta riyadas. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad dhaqsi ku helayso waxa aad raaadinayso shaqo ama wax kale la xiriiro mustaqbalkaaga Dadka aad saaxiibada tihiin waad ka hormari doontaa. Riyada waxay kusaabsan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada dabka ka kacayo jikada guriga

Fasirka riyada dabka ka kacayo jikada guriga Riyada: Asc Waxaan ku riyooday gurigayga oo jikadiisa Dab kakacay oo guriga oo oo dhan qabsaday kabacdi aan qaylinayo oon leyhy hooyo kaso bax guriga iyo inta ku jirtaba way kaso baxeen Guriga galay waxaan kasoo bixiyay dharka computer iyo shahadooyin aan leyhy In yar kabacdi waxaa yimid […]