Riyada meel la tooganayo ama la shiishaayo

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka Allah macak Waxaa riyo ku riyooday wiil aanu sxbo nahay oo jooga hargaysa Ayuu waxuu riyo ku arkay musharixiinta tartamaya oo waliba ah mid aanu isagu taageere u ahayn Umanuu codayn Waxan ku riyoday buu yidhi rag badanoo meel wada jooga oo meel ku shiish ama toog […]
Qofkii nadro haduu siigaysto inuu soomayo

Su’aasha: ASC wll waswas ayan qaba sido kale siigada aya Dib ikuheyso marka yar aan media isku baranay aya iguyiri hadi aad rabtid inaad joojisid siigada shardi gal Soonka sii markastood sameyn rabtid soonkas aad uxuususato aniga waxaan xasuustaa inan kushekesanayay ma 20 aad gasha mise kabadan OO soon ah maalmo kadib aya waxaan kashakiyay […]
Ereyada qalabka is qurxinta ee afka ingiriiska Cosmetics

Ereyadan soo socda waxay la xiriiraan qalabka laysku qurxiyo iyo qurxinta jirka, wixii afka ingiriiska lagu yiraahdo. Qofka marka uu baranayo af waxaa habboon ereyada iyagoo isku xiran. Taas qofka waxay ka caawinaysaa inuu si dhaqsi u qabto klamadaha uu rabo inuu xifdiyo. Erayada soo socda ee afka ingiriiska ah oo jadwalka ku jira waxaa […]
Xanuun xaga xiniiyaha ah iyo inay balaq noqdaan

Xanuun xaga xiniiyaha ah iyo inay balaq noqdaan Su’aasha: Su’aashaydu waxay tahay waxaan dareemaa in ay xiniiyahaygu ay badana aad u laalaalmaan yacni balaq noqdaan marmarna xanuun aan badnayn ayaan dareema bararna ma yeeshaan markaa waxaasi ma cilad baa? Mise waa arin caadiya. Jawaabta: Xiliga qabowga xaniinyaha way isku soo ururaan xiliga kulaykana way fidsamaan […]
Gabadha cad ee gaduudan iyo tan madoow midda raaxada ku mac

Gabadha cad ee gaduudan iyo tan madoow midda raaxada ku mac Su’aasha: Nio mardhexdaas baan abtigey ka maqlay isagoo ileh gabadha cad habeenka ninka u tagaayo shahwo badan bay ka qaadaa balse tan madoow ninka shahwadiisa ayay u dhaqaaleysaa taasna waxaa keentay buu i iyiri inay raaxada ku kala macyihiin oo tan cad dareen ka […]
Aflaamta xunxun waa balwad maskaxeed

Su’aasha: Sxbw markaan muddo moogaado daawashada filimada qaawan iyo siigada waxaan isku arkaa anoo aad u xiiseynaayo arintaas maxaa ugu wacan? Awalan sxb wanku salamay intaas ka dib nio markaa muddo iska dhaafo siigada iyo filimada sexyga ka dib markaan kacsado waxaa i gala xiiso weyn inaan u haayo daawashada muuqaalada sexyga iyo inaan ku […]
Dhererka geedkayga sidee ku ogaan karaa mise waxaa jira qalab xubinta lagu cabiro?

Su’aasha: Nio Guskeyga marna wuu ila yaraada marna wuu ila weynaadaa marka sidee ku ogaan karaa dhererkiisa iyo balliciisa mise majiraa qalab lagu cabiro dherer ahaan iyo ballac ahaan iisoo sheeg haduu qalabkaas jiro. Jawaabta: Geedka ninka wuxuu leeyahay labo xaaladood, xaalad kacsanaan iyo xaalad dansanaan, marka waxaa lagu cabbiraa cabirka sintimtirkaka ama inchiga, waxaa […]
