Riyada kaxeynta geela waa maxay

Riyada kaxeynta geela waa maxay Riyada: Laba habeen oo isu dhaw ayaan ku riyooday anoo geel wada habeenka hore geelaan waday muu badnayn 3 ama 4 meelahaasuu ahaa qaarbaa dhalayay mid ama laba meel barwaaqo ah ayaan marayay hooya ila socotay hooyana manoola habeenkan danbe waxaan waday geel badan duuxbuu galay tog Ana wuu dhexqaaday […]
Waxaan ku riyoodaa anigoo geel raacaya

Su’aasha: ASC habeen walbo waxaan ku riyooda anigoo geel raacaya hal habeen hadan arkin wa qasab habenka labaad inaan arko. Jawaabta: Riyada marka ay aad u soo noqnoqonayso waxay tusinaysaa inay dhab tahay ayna dhacayso, taas waxayna ka mid tahay astaamaha lagu garto riyada inay xaq tahay. Fasirka riyada raacidda geela waxay tilmaamaysaa inaad mas’uul […]
