Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada akhriska Quraanka kariimka iyo roobka

Su’aasha: Asc sheikh wan arka jawabahada shukran allaha ku barakeyo. Xale ayan ku riyoday ano xafad aan kaso gurne jogo gaari bulug aya mel iiga muqde gariga darawal io nin kale aye ahayen waxena shegen qofke arkan ine si arxan daran gaariga u marsiin doonan ani io ilmo yar aya mel leska arkayo galne wan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar haday ku riyooto iyadoo dameer saaran

Gabar haday ku riyooto iyadoo dameer saaran Su’aasha: SCW daruur media wan idin salamay wad ku mahadsan tihiin riyada aad no fasiraysaan. Waxaan rabaa in la ii fasiro gabar single ah hadday ku riyooto iyadoo dameer fuulaysa oo xaafada kusoo wareejinaya dad badan ayaan jooga meesha uu kusoo wareejinaya riyadaas maxa laguĀ  fasiri karaa? Jawaabta: […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar ku riyootay wiil ay garanayso asoo u galmoonaya

Su’aasha: gabar haday riyo ku argto iyadoo wiil ay garanayso oo xaafada la degan galmo la samaynyo galmada uu la samaynayo way daremaysaa cabsi iyo xanuun isaga ma harayo waxayna u jeeda geediisa oo aad u weyn riyada nocas maxay noqon kara gabadha mysan biyabixin. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadha riyada aragtay in guurkeeda soo […]

Categories
Talooyinka Consultation

Astaamaha lagu garto naagta ku neceb

Astaamaha lagu garto naagta ku neceb Su’aasha: Gabar iyadoo nin qaba oo jecel inay ninkaas aflagaadayso oo liiddo oo aan tixgalin an u haynin maxaa la dhihi karaa xaaladaas, naagta ninka markay nacdo maxaa lagu garan karaa arimahaas miyay u yihiin astaan in gabadha ninka ay neceb tahay? Jawaabta: Waxaa la dhahaa naagta jacaylka ninka […]

Categories
Caafimaadka Health

Nabraha yaryar kasoo baxo geedka madixiisa iyo qooraha

Nabraha yaryar kasoo baxo geedka madixiisa iyo qooraha Su’aasha: Bahda daruur salab kadib waxaa iiga soo baxay madaxa guska nabto yaryar oo gududan sidoo kale laba xaniinyood maqaarkooda cuncun daran ayan ka dareemaa inaan xoqo ayan rabaa waan ku raxaystaa xoqida wax wasmo ah manan samynin nabrahaas maxaa la dhihi kara?. Jawaabta: Nabraha sababo badan […]

Categories
Fatwada

Nadarka afka in laga sheego miyuu u baahan yahay

Su’aasha: Soonka nadar ka ruuxa inu kuhadlo maqasaba Ruuxa sheygan samee wan sameynaya uleeyahay ma shaydaanka aya ku shekeysanayo Jawaabta: Nadarka niyadda kaligeeda kuma ansaxayo wuxuu u baahan yahay qofka inuu ku dhawaaqo, haddii aadan ku dhawaaqin nadar maadan galin, lama rabo wax qalbiga kaliya aad ku hayso. Haddii aad u malyso adoo qalbiga ku […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada makeup iyo dhar qurux badan iyo marti

Su’aasha: asc wll xalay waxn ku riyodey Aniga iyo hooyadey walaldey oo hagajiyey meel guri ah kana yara baladhan kurasida tala dhaman gudihisa wala qurxiyey anigana waxnmarsana makeup iyo dhar qurux badan walashey kulaha sawir iga qaaad waxn sugyeny dad xaflada imada riyadina sasa kaga baxay Riyada kle waxn kuriyodey aaayamo hore wakhtiba kaso waregay […]