Waa maxay sababta naagta la qabo ay ninkeeda uga dambaynayn Su’aasha: A S C Maxaa sabab u ah naagta la qabo ee ninkeego u fiican inay ninkeeda hadalkiisa ay u dhagaysanin, ay ixtiraamin, la ficiltamayso, wuxu usheegana dhinaca xun u fasiraysa, khalad ay iyadu lee dahay isaga dul saarayso, doonayn inay amarkiisana qaadato Jawaabta: Taas […]
