Afka ingiriiska wuxuu leeyahay “contractions” short forms labo qaab oo loo adeegsado magaculaallada oo kala ah qaab dhammaystiran iyo qaab gaaban. Markuu raaco magacuyaalka fal caawiye ah ama fal jiritaan tilmaamaya waxaa la adeegsadaa labo qaab mid dhammaystiran oo u badan mararka wax rasmi la qorayo qaabka kale inta badan waxaa loo adeegsadaa marka la […]
