Riyo cunto aan karinayo oo aan walaashayda wax ka siinayo

Riyo cunto aan karinayo oo aan walaashayda wax ka siinayo Riyada: Salaam waxan ku riyooday anigoo karinya beans cad walashay iyo 2 qof oo kale ayaa isugaya dhakhso habsan ayaan nahay ayay igu tidhi walashay walshay ayaa isoo kor istaagtay ala waa macaan xagaas ayaan ka arkaya waan uga guray cuntadii waan siiyay laxoox waan […]
Riyada kariska bariiska iyo fiiqidda galeyda

Su’aasha: Asc wllo adban idinku mahadcelinaya bahda daruur jasakalah khayr waxd ifasirtaa wllo riyadan Waxn ku riyodey aniga iyo familigyga oo guri an kayaga aheyn joogno on leyhy gurigan an uso guurney wuxu leyahay albaab dibada waxan hagajinayey ka fiiqayey galey la cuno wan tumay haga jiyey kadib casho ayan ka dhigayey wakhtigi aya iga […]
Riyada gabar yaanyo suuqa ku karinayso

Su’aasha: Asc Sheikh allaha ku barakeyo waxan ku riyooday markale ano suuqa qudaarta joogo waxan arke inuu qof kaste wax karinaayo waxan arke dab banan yaanyo ayaan ku kariyey wan ka tagay hadane waan usoo laabte gabar ayaa imaate yaanyadii dhamaan ayee mel ku shubatay iyado is kibrineso wan ka soo tagay. Jawaabta: Riyada waxay […]
