Xaaskaygu way riyootaa week kasta Mar waxay ku riyootaa wax iskumid ah

Xaaskaygu way riyootaa week kasta Mar waxay ku riyootaa wax iskumid ah Riyada: Waxan guursadey gabadh dhalinyaro ah Mudo 3 bilood ka hor gabadhaa weli ismaanu arag oo waxanu kala joognaa 2 wadan Waxanu ku balanay last week ga September inaanu isu nimaadno Gabadhaasi week kasta 1 Mar waxay ku riyootaa iyadoo nin aanay aqoon […]
Gabar ku riyootay nin bidaar leh iyo labo waddo kala duwan

Gabar ku riyootay nin bidaar leh iyo labo waddo kala duwan Su’aasha: Asc Sheikh allaha ku barakeyo waxan ku riyooday meel Aan wax ku barto ayan jogay waxan wate saako lkn madaxa waxba iima sarno wiil aya arke wax ayaana weydinay qeeb saakada ka mid eh aya afka saarte dadka caadi aye iila hadlaan mana […]
