Dhakhtarada phamaciga ma aadi kara si an u weydiyo xaladeyda arimaha galmada
Su’aasha:
muda dheer sigeysanaye laba bil kadib inaan aroos galan rabaa marka dhakhtar ayaan ubahanahay marka ma dhakhtar khaas baan raadiya mise kuwa pharmacy yaasha ayaan utagi karaa.
Dhakhtarada phamaciga ma aadi kara si an u weydiyo xaladeyda arimaha galmada
Jawaabta:
Dhakhtar aqoon u leh ayaa loo baahan yahay inuu arrimahaas kaaga hadlo, hadduu yahay qofka jooga farmashiyaha qof aqoon u leh arrimaha galmada waad weyddiin kartaa.
Waxaa fiican inaad raadiso dhakhtar ku takhasusay dhalmada iyo cudurada xubnaaha taranka, kaas ayaa wax badan kaaga sheegi karo arrimaha aad u baahan tahay.
Waxaa kaloo aad ka faa’idaysan kartaa su’aalahan iyo qoraalladan ku saabsan sida looga soo kabsado siigada siiba qofka marka uu rabo guur: