Biyaha kuulatada “madyiga” hadday qalallaan wax ma nijaaseeyaan

Su’aasha:

Maro biyaha midyiga iga dateen OO angagtay maro kalo dahir ah hadi ladulsaro miyay nijasen masa lagu tukan kara.

Biyaha kuulatada "madyiga" hadday qalallaan wax ma nijaaseeyaan
Biyaha kuulatada “madyiga” hadday qalallaan wax ma nijaaseeyaan

Jawaabta:

Biyaha madyiga ama kuulatada oo ninka ka yimaada marka uu raaxo dareemo haddii ay ku qalallaan marada oo maradaas iyadoo qalallan maro kale la dulsaaro ma nijaasaynayso marada kuulatada ay gaartay, maxaayeelay waa qallayl, marka ay qoyan tahay waa laga yaabaa haddii uu gaaro qoyaanka marada kale, shakina lama rabo waxaa la rabaa inay u gaaraan si hubaal ah.

 

Dhacaanka istiinka raga nijaas miyaa

The water from the penis or the semen that comes out of a man when he feels comfortable, if it dries on a garment and that garment is placed over another garment while it is still dry, it does not contaminate the garment that the semen has touched, because it is dry. When it is wet, it may reach the moisture of the other garment. There is no doubt, it is desirable that it reaches it with certainty.

Leave a Reply