Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar ku riyootay iyadoo faras ku raaxaysanayso

Su’aasha: gabar haday riyo ku aragto iyadoo  xayawaan la raaxaysanayso oo geedkiisa ay taataabanayso xayawaankiina biyaha shahwada ka xayan maxa lagu fasiri karaa riyadas xayawaankana waa faras cad fadlan ii fasir? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa guur inuu usoo dhow yahay gabadha riyada aragtay, riyada faraska waa riyo fiican guud ahaan laakin hadda waxay tilmaamaysaa guur […]

Categories
Caafimaadka Health

Qofkii eey qaniiino maxaa lagu sameeyaa

Qofkii eey qaniiino maxaa lagu sameeyaa Su’aasha: Asc kawaran qaniinada eeyga caafimaad xumo ahaan maxaa la sameeyaa hadu ku qaniino eey. Jawaabta: Eyga hadduu qofka qaniino waa in si deg deg loogu duraa daawada qaniinyada eyga maxaayeelay waxaa laga yaabaa inuu qabo cudurka loo yaqaano waalida eeyga. Intuusan qofka aadin isbitaal waxaa laga rabaa inuu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo asxaab lala joogo oo walaal kedis lagu waaynayo

Su’aasha: Asc, ciid mubarak. Waxaan ku riyooday anoo asxaabteeydii mar hore iskugu keen dambeysay jawi farxad leh la qaadanayo ayaa asxaabtii mid ka mid ah wuxuu la dagaalay nin halkaas tukaan ku lahaa, waa la daqray oo dhiig baa ka imaaday, waxaan is iri asxaabtii kale u soo sheeg oo walalkey na la joogay, durba […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anoo dabaq dheer balakoonka ka saaran

Su’aasha: Asc wll Jazakaallh Waxan ku riyooday aniga iyo dad kale oo saran dabaq balakoonka ayan sarnen dabaqa aad ayu u dheera hoos aya waxa jogay niman hal nin aya u imaday markas aye ku qeyliyen oo dhaheen maxad uso daahday nin u taliyo aya lo shegay wuxu dhahay markasto wuu soo daha waqtigana ma […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada message sheegaya awoowaha inuu dhintay

Su’aasha: ASC wllo waxan ku riyooday qof message iso dirayo oo i dhahayo awoowgaa allaha u naxariisto wuu dhintay hadane qoral kale ayan arkay oo tacsi eh magaca awowgey ku qoran yahay Jazakaallh. Jawaabta: Haddii uu awoowahaaga nool yahay riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka bixi doonto mashaakilka ku haysta oo aad nafisi doonto sidoo kale […]

Categories
Talooyinka Consultation

Sida ugu fiican gabar guurka loogu bandhigi karo

Su’aasha: Asc wll waxaan arkooday gabar waan jelaaday waxayna dagan tahay tuulo ii dhow gabdhii xiriir ayaan u soo bandhigtay lkn gabdha waxaa ka qaldan wassapkeeda waa qarsana yahay in ay ii soo jawaabi doonto iyo in kle ma aqaani waxaana kaloo igu tiri aniga waxbaan bartaa misna waan shaqeeyaa msh quuul kayda ayaa badan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada u galmoodka habar duq ah waa maxay

Su’aasha: Waxan rabaa in lay fasiro qofka haduu riyo ku arko asoo u galmonaya naag duq ah oo waayeel ah iyada ayan ka dalbatay inuu u tago wuxuu ka fuulayaa horay iyo gadaal riyadas maxaa lagu fasiri karaa? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay adag tahay xaaladda aad ku sugan tahay oo aad qarka u saaran […]