Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada bookhashada maayirka magaalada aan joogo

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak Waxaan ku riyooday anoo jooga qolwayn oon leeyahay oo ay ila joogaan laba gabdhood Ayaa waxaa ii yimid maayirka cusub ee caasimada aan joogo hortayduu fadhiistay Isagoo aad ii sharfaaya oo ii waynaynaya oo I ixtiraamaya Ana intaan gacanta madaxa kasaaray oon dhunkaday Ayaan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dumar iyo rag masaajidka iskula jira

Su’aasha: Asc bahda daruuro waxaan ku riyooday anagoo dad badan masaajid ku jira oo rag iyo dumara lakiin xijaab nooma dhaxayn waxaana fadhinay raga gadaashoodo Muxaadaro ayuu nin carabu noo jeedinayay markii mu xadaradii dhamaatay waxaa saajidkii ku haray intayadii dumarka ahayd waana wada xijaabnayan waliba sifiican oo dhar culusban qabnay gabar ayaana dhahaday aan […]

Categories
Caafimaadka Health

Bigra jawinta dhiig badan miyaa ka yimaado

Bigra jawinta dhiig badan miyaa ka yimaado Su’aasha: Bigra jawinta dhiig badan miyaa ka yimaado. Jawaabta: Shardi ma aha inuu dhiig badan soo baxo, waayo bikaarada ayaa kala duwan nooca balaastiga ah dhiig maba ka yimaado waxaad ka heli kartaa jawaabo iyo qoraallo faahfaahin leh halkan.   Bikro Waa Maxay Toliinka Fircooniga Ma Bikaaro Baa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada nin igu leh lacagta aan kugu guursan lahaa waan soo helay

Su’aasha: asc wll waxa ifasirtn riyadan waxn ku riyodey nin leh lacagti ama hantidi kugu guursanlaha wan so helay inan ku gursadan rba kadib sual ayn weydiyey ku idhi ma guur unbad doneysey mise jaceyl ad iqabto igursanysa kadib igu jawaby haa guur unban raby ana wan iska tagay kadib iga daba imi wiil hore […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar ku riyootay iyadoo uu qabo nin filimada xunxun daawada

Gabar ku riyootay iyadoo uu qabo nin filimada xunxun daawada Su’aasha: asc wllo wad mahadsantihin waxad no fasirta xalay ba walashey Ku Riyotey riyo Ah nin ay taqano oo jamacad kubleh tukan wax ka iibsato marka wajigisa uun taqan aqoon dherada ama wada hadl dhex marin ayey ku riyootey isago qaba kana baqanyeyso oo nin […]

Categories
Talooyinka Consultation

Hooyo oo gabadheeda laga qaatay oo loo geeyay nin adeer u ah

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo Qof hooyo eh aya gabadheda laga qaatay aabaheed ayaa ka waday wuxuna ugeey adeerkeed gabadha hoyaded io aabaheed wey is dagaaleen aabahane wuxuu dhahay iima imaa kartid gabadha hooyaded wa lugu diray sifican ulama hadasho gabadha 14jir waye Hòoyadaas marwalbo waxey ku riyoota gabadheda oo dhib ku jirto marwalbo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar dhabarka hab iga siinayso igana qaniinayso

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak ilaahay ha ku xagido sheakh adigana sigaara waxaan ku riyooday anoo qol wayn wada seexanayno dad badan oo raga furaashyo ku seexanayno kabacdi anuu meelka mida qolkii u guuray oo ay iga soodaba guureen kabacdi gabadh aan ilmader nahay oo in ay hanti ka […]