Riyada anoo layga reebayo inaan ka baxo magaalada

Riyada anoo layga reebayo inaan ka baxo magaalada

Riyada: Asc wll fasirka riyada ano magaalo yar jooga oo qoladi magalada maamuleysay ii diiday in aan magalada ka baxo kadib nin askari ah ii yimid oo ikaxeyay ayaan hurdada ka kacay anoo (oyaya) ilmaynaya Fasirka: Waxay tilmaamaysaa riyadan in arrimo ay kaa xayirmayaan oo aad fulin rabtay way kugu adkaan doonaan laakin marka ugu […]

Riyada bookhashada maayirka magaalada aan joogo

Riyada bookhashada maayirka magaalada aan joogo

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak Waxaan ku riyooday anoo jooga qolwayn oon leeyahay oo ay ila joogaan laba gabdhood Ayaa waxaa ii yimid maayirka cusub ee caasimada aan joogo hortayduu fadhiistay Isagoo aad ii sharfaaya oo ii waynaynaya oo I ixtiraamaya Ana intaan gacanta madaxa kasaaray oon dhunkaday Ayaan […]

Qofkii arko asoo magaalo uu garanayo dhex socda

Qofkii arko asoo magaalo uu garanayo dhex socda

Su’aasha: Waxaan arkay anoo socdo magaalo dhexdeeda aan aqaano, maxaa lagu fasari karaa ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad u baahan tahay inaad ka adkaato mashaakilka ku haysta iyo awood inaad u leedahay dhaqsi inaad kaga adkaato oo aad ku baddasho murugta iyo walwalka farxad iyo raaxo, sidoo kale riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku toosnaandoondo […]