Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gawaari badan isku dhacaya anoo ag maraya

Su’aasha: Asc wll waxn ku riyodey ano wado socda kadib waxa soo maray gaadhi weyn ee oo dheer kadib wan dhinac socdey kadib gaadhi kale kahor imi isku dhaceen waxa isku si dhacdhacey gawaadhi aad u badan xoogna wey u burburen wan kaso dhex baxay waxba ima yeelin ifasir wll wad mahadsantihin. Jawaabta: Riyada waxay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyoodey wiil Facebook igu jira oo aan aqoon

Su’aasha: Asc walaalaha Allah idinka abaalmariyo dadaalkiina waxaan kuriyoodey wil fb igu jira oo aan aqoon anoo xaas u ah xaamilo baan ahay waan fadhya isna gacantu i qaban saan u istaago habeen xigey waxaan ku riyoodey anagu xajka joogna oo is ag fadhina quraan akhrisanayna markaas waan is baranaynaa waan isku sheegayaa fb ban […]

Categories
Caafimaadka Health

Siigada timaha iyo indhaha miyay dhib u keentaa

Siigada timaha iyo indhaha miyay dhib u keentaa Su’aasha: Asc waxan arkay in dhakhtariinta calamka ay sheegan inay siigata wax dhibaata ah uleheyn cafimadka bal ay sheegan inay cafimad tahay sida hurda raaxa leh in laga helo sido kale ay sheegan inay qurafad tahay in biya bax dagdag ah ay keento iyo timaha ay buuban […]

Categories
Caafimaadka Health

Daawada biyaha daahisa PROCOMIL Spray qaabkeen u isticamalaa

Daawada biyaha daahisa PROCOMIL Spray qaabkeen u isticamalaa Su’aasha: Asc walaal procomil spray sideen u isticmala ma saacada kahor ayaan kubuufiya bahalka mise daqiiqada mida kale bahalka balac ahaan miyay ubararisa mise way dhereysa kacsi miyaay keenta. Jawaabta: Waxaa loogu talagalay in lagu dheereeyo waqtiga raaxada galmada, biyaha shahwada ayay daahisaa daawada PROCOMIL Spray saameyskiisa […]

Categories
Af English

Afar erey English ah oo dadka aad ay isugu qaldaan

Ereyadan dadka afka ingiriiska baranaya aad bay isugu qaldaan, maxaayeelay dhawaaq ahaan aad bay isugu dhow yihiin, laakin xarfaha way ku kala duwan yihiin. Qofka waa inuu si fiican u eegaa marka uu xifdinayo waana inuu u lahaadaa daymo dheer. Ereyada waa kuwan iyagoo jadwal ku jira oo af soomaali iyo carabi u tarjuman sidoo […]

Categories
Caafimaadka Health

Fiman ayaa xabadka iyo dusha iiga soo baxay hadana cun cun malahan maxaa daawo u ah

Su’aasha: Fiman ayaa xabadka iyo dusha iiga soo baxay hadana cun cun malahan waan bujiyaa wax cad oo kakan ayaan ka soo baxa wajigana wax saas u badneen ayaa iiga yaala Boomaato nuucee u isticmaali karaa walaal teda kale waxaa garka iiga soo baxo fin weyn oo markaan majiijiyo waa sii weynaana arimahaas ma xasaasiyad […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada rag madaxa budhadh igaga dhufanaya

Su’aasha: Asc bahda daruuro gabar ayaa ku riyootay dad budhadh wata oo ku ku leh keen furayaasha heblaa kasoo qaado na tidhiye heblaaduna waa naagta lala qabo wayna diiday markaa madaxay ka dileen maxay noqoni riyadaasi Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kusoo waajihi doonaan mashaakil xiriir la leh naagta lagula qabo, raga ku gaaraacaya furaha […]