Timaha Ay Siigadu Daciifisay Sidoodii Hore Miyay Kusoo Noqonayaan

Su’aasha: Timaha Ay Siigadu Daciifisay Sidoodii Hore Miyay Kusoo Noqonayaan Hadii Siigada La Iska Daayo. Jawaabta: Siigada si toos uma hallayso timaha laakin qofka marka uu jirkiisa waayo nafqada iyo vitamiinada qaar timaha ayaa ka daciifaya, marka hadduu siigada iska joojiyo waa laga yaabaa inuu sidiisa kusoo noqdo haddii jirro kale aan jirin.
Timahayga Ma Baxayaan Xitaa Hadaan Dhawr Sano Daayo

Su’aasha: Timahayga Ma Baxayaan Xitaa Hadaan Dhawr Sano Daayo Ma Korays Ayay Noqdeen Arintan Waxaan Jeclahay Inay Siigadu Igu Keentay Waayo Siigada Intaanan Bilaabin Timahaygu Sifiican Ayay Ubixi Jireen Hada Siigada Waan Iska Joojiyay Inkaston Mudo Badan Kusoo Dhex Jiray Markaa Maxaan Kusameeyaa Timahayga Bixi Waayay Ama Ma Korayska Noqday. Jawaabta: Dhakhaatiirta way isku khilaafeen […]
Siigada timaha iyo indhaha miyay dhib u keentaa

Siigada timaha iyo indhaha miyay dhib u keentaa Su’aasha: Asc waxan arkay in dhakhtariinta calamka ay sheegan inay siigata wax dhibaata ah uleheyn cafimadka bal ay sheegan inay cafimad tahay sida hurda raaxa leh in laga helo sido kale ay sheegan inay qurafad tahay in biya bax dagdag ah ay keento iyo timaha ay buuban […]
