Waxaan ku riyoodey wiil Facebook igu jira oo aan aqoon

Su’aasha: Asc walaalaha Allah idinka abaalmariyo dadaalkiina waxaan kuriyoodey wil fb igu jira oo aan aqoon anoo xaas u ah xaamilo baan ahay waan fadhya isna gacantu i qaban saan u istaago habeen xigey waxaan ku riyoodey anagu xajka joogna oo is ag fadhina quraan akhrisanayna markaas waan is baranaynaa waan isku sheegayaa fb ban […]
