Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada Sh Cabrashiid Sheekh Cali Suufi Quraan looga baxaayo

Su’aasha: Asc wr wb wll qeyr badan Allaha kusiiyo Waxaan kuriyoodey 2jeer anigoo sheekh Cabdirashiid Sh Cali sufi oga baxaayo quraan Suuratu alhaakum ii fasir wll adoo mahsan. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof camal aakhiro shaqaysanaya oo aaduunka aan isku dhejinin sidoo kale diinta baranaya. Riyada labo dhinac ayaa laga eegayaa dhinac […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar yar ku riyootay awoowe oo dhintay

Su’aasha: asc walal walashey iga yar oo caruur ah ayaa habeen inta aan lagalin salaada subax waxyar kahor ayaa ayadoo ooneesa soo kacday markaan weydiyayna waxay iisheegty inee kuriyootay awoowe oo dhintay runtii aad ayaan uga naxay gabadhana waa gabar yar 6 ilaa 10 ayee u dhaxeysaa awoowena waa uu xanuunsan yahay oo lugaha ayuu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Qofkii ku riyoodo isagoo adimaya fasirka riyada aadaanka

Qofkii ku riyoodo isagoo adimaya fasirka riyada aadaanka Riyada: Asc waan idin salamay bahda daruur su,aal baan qabaa waxaan ku riyooday anigoo adamaya maxey micneyneysa riyadaan waliba qof asigoo adimi raba ayaan ka qaaday anigaana adamay isoo jawaab mahadsanid.   Fasirka: Riyada adinka waxay tilmaamaysaa waxyaalo badan waxaa ka mid qof adimay inuu xajka tagi […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar ku riyootay iyadoo ari loo dhiibay

Su’aasha: Asc bahda daruuro waxaan igu soo noq noqta anoo adhi ay hooyaday leedahay horwayminaya oo aan isleeyahay hooyo xooga soo hay bay rabtaa ana aan niyada ka leyahay arigan ma raaci kartide maxaa samaysaa mar mar wuu iga lumi wana helaaa wayna igu soo noq noqotaa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa xil in laguu dhiibi […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday anoo safaarada Taliyaaniga galay

Su’aasha: Asc bahda daruuro xalay waxaan ku riyooday anoo safaarada Taliyaaniga galay oy dad badn isugu imaadeen oo laleeyahay waxaa qadanaysaa qaxootiga Ethiopia markaa dadku ay leeyahiin somalida ma ogalo waayo waa dowlad dhisan Ethiopia way burburtay oon dad ayaa waxay igu dhaeen oromo sheego markaa waalagu qaadi ani waan galay oromaana sheegtay waxaana la […]

Categories
Fatwada

Cunto aan cunay ayaan ka shakiyey inuu khansiir ku jiro

Su’aasha: Asc waxan rabaa inan ku weydiiyo sual aan aad ugu walwalsanahay hadadan aan ku wax kuso qoroyo safar ayan ahay oo waxan joga Airport ka, waxan cunto ka iibsaday airport ka dhexdisa dalab ka aan ugu shegay inan wax gansir igu dari karin arkan gate an diyarada ka raaci rabay markan imaday waxan cuntada […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Shahwadayda ayaa aad u yar ahna khafiif maxaan sameeyaa

Shahwadayda ayaa aad u yar ahna khafiif maxaan sameeyaa Su’aasha: A S C, Bahda darur wan idin salaamay maanta wxn qabay su’aal muhim ah, waxan leeyahay reer ila mudo 8 sano ah gabadha xaaskayiga waxay idhashay wiil 7 jiir ah lkn wax ilma kale malihin marka dhibta ihayisata aniga shahwadayidi aya aad u yaraaday iyo […]