Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada maska cagaaran oo guriga soo galay

Riyada maska cagaaran oo guriga soo galay Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN WAAD NOO ADEEGTAN SI XUSHMAD LEH KOR ILAAHAY HA IDIIN QAADO ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO SARIIRTAYDA JIIFA BACDA DUHUR AYAAN WAXAAN KU RIYOODAY MAS WAYN OO CAGAAR AH ( GREEN) OO QOLKAYGA ALBAABKA DHINICIISA KASOO BAXAYA AAD BUU U […]

Categories
Caafimaadka Health

5 sano aan is qabnaa uur wali ma qaadin raaxo ma dareemo

5 sano aan is qabnaa uur wali ma qaadin raaxo ma dareemo Su’aasha: scw marka aan ninkey galmo la sameynayo wax raaxo ah ma dareemo laakin isaga aad u uga helaa raaxo xoog leh ayu dareemaa galmada xataa waqti dheer ayu rabaa mar kastana wu raba maanta dhan inu saanado ayu raba shan sano an […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada cabitaanka baytaraafka aadan u bogin oo dumar ku siinaayo

Riyada cabitaanka baytaraafka aadan u bogin oo dumar ku siinaayo Riyada: Asc bahda daruuro waxaan ku riyooday laba gabdhood oo aan aqaano oo iyagoo baradn dad guri gayga fadhiya aan u imid waxayna isiiyeen cabitaan aana ubogin oo ka samaysan baytaraaf markaan dhahdhamiyay uma bogin dha dhan kiisasa waana tufay waxyna dhaheen cab adaan kuu […]

Categories
Talooyinka Consultation

Waqtigee ugu wanaagsan ee wax la akhriyaa?

Su’aasha: Asc qabkee ugu wanagsan Oo ruuxa u murajiceyn ( revisions) kara caharkisa taaso ka sacideysa inu hilmamin. Waqtigee ugu wanaagsan ee wax la akhriyaa? Jawaabta: Qofka marka uu casharka qaato ayaa fiican inuu isla markii muraajaceeyo wixii uu fahmi waayo si dhaqsi u weyddiiyo macallinka casharka siiyay, ma aha inuu meel iska dhigo casharka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada xildhibaan barlamanka ah isagoo aad u faraxsan

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin Allah macak Waxaan ku riyooday anoo gacan qaadaya isagoo aad u faraxsan oo qoslaya xildhibaan barlamanka somaliland ah anoo aad u faraxsan Waxaanan ku idhi waa kulankeenii ugu horeyay soo dhawow Allah mahadleh. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa jago iyo awood aad heli doonto iyo magac xagga siyaasadda, waxaan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada mas oo qoorta laga jarayo

Su’aasha: Asc waxaan arkay anoo socdo nin aqaano iga soo hor baxay asagoo ileh ma dili karaa mas ? Waxaan ku dhahay haa, wax badan dilay , waan soconay isla markii waxaan arkay maskii sigayo ninka lugtiisa waxaan ku dhahay iska jir lugtaada agteeda fiiri , wax yar kadib waxaan arkay nin ku jaray maska […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anoo dhar wata ayaa askari i joojiyay

Su’aasha: Asc waxaan arkay anoo wato bac dhar ah kana mida qamiis oo qurux badan , waan socday waxaan arkay askari meel baaritaan fadhiyo wuu qabtay bacda waala baaraa buu dhahy , waan iska baxay , abaar kadib waan soo noqday , wuxuu iga dhahay waa ok lkn wax yaraa jira , maxay noqoney ?. […]