Waxan ku riiyoday nin musharax xildhibaan ii diri raba Canada

Su’aasha: Asc Sheekh xalay waxan ku riiyoday nin musharax xildhibaan oo aan la shaqeynaya oo ii dhahaya Dalka canada ku geeynaya asagoo magaceyga saddaxan iga qoraya maxay noqon karta fasiirka riyadaas. Jawaabta: Waxaad ka heli doontaa ninkaas ama qof kale jago haya war aad ku faraxdo oo mustaqbalkaaga wax weyn ka badalaya, waa riyo fiican […]
Riyada xildhibaban Barkhad Batuun

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO AANU ISA GACAN QAADAYNO XILDHIBABAN BARLAMANKA BARKAD BATUUN XILDHIBABAN KII MUCJISADA SOMALILAND AADNA UWADA QOSLAYNA ANAGOO AAD UWADA FARAXSAN ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa magaca aad yeelan doonto iyo saameyska aad saameyn doonto bulshada soomaaliyeed, waa riyo jago xambaarsan, culimada riyada […]
Riyada xildhibaan barlamanka ah isagoo aad u faraxsan

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin Allah macak Waxaan ku riyooday anoo gacan qaadaya isagoo aad u faraxsan oo qoslaya xildhibaan barlamanka somaliland ah anoo aad u faraxsan Waxaanan ku idhi waa kulankeenii ugu horeyay soo dhawow Allah mahadleh. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa jago iyo awood aad heli doonto iyo magac xagga siyaasadda, waxaan […]
Fasirka riyada qof xildhibaan noqday

Su’aasha: Asc wllo Xalay waxan ku riiyooday anoo xildhiban Barlamaanka somalia noqday wali kuwa la soo xuli doona 2021 marka fasirkeeda muxuu noqon kara. Si deg deg iga soo jawab haddii aad awooda adoo raali ah. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto waxa aad faraha kula jirto sidoo kale inaad magac yeelan doonto, fasirka […]
