Su’aasha: Asc , waxaan arkay nin sunnada ka muuqato oo qoorta isku dhunkaneena (mucaanaqah) ona garanayo. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa ninka aad ku riyootay oo aad qoorta is galinaysaan inaad yeelan doontaan xiriir fiican sidoo kale in aad isu dhowaan doontaan oo saaxibo aad noqon doontaan, riyada waa riyo wanaagsan. Haddii ninkaas uu yahay qof […]
