Nin wuxuu arkay wiil yar asagoo siinaayo canjeera

Su’aasha: Asc , nin wuxuu arkay wiil yar asagoo siinaayo canjeera oo aad umac, ka dib siiyay hooyadiisa ,waxay ku dhahday wiilkeeda sug faataxo kugu akhrinaa. Maxay noqoney ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa arsaaq xalaal ah iyo caafimaad, cuntada waa wax fiican faataxadana waa daawo marka riyada waa riyo wanaagsan waxaa kaloo ay tilmaamaysaa inuu […]
