Fahad Yaasiin iyo Farmaajo iyo Qadar sirta sedexgeesoodka

Marka dhabta la taabto dadka soomaaliyeed waa dad la hagayo oo la haysto, wadanka waxaa laga maamulaa dibadda gaalo iyo carab iyo afrikaan ayaa iska haysta, dadka siyaasiyiin isku sheegaya waa sida lo’ dibiyo badan ay fuulayaan mid cadaan baa iska haysta midna carab midna afrikaan.

Fahad Yaasiin
Fahad Yaasiin

Marka aan ka hadalno kuwa carabta ay haystaan waxaa ka mid ah ninka la yiraahdo Fahad Yaasiin oo ahaa wariye ka shaqeeya kanaalka Aljazeera oo ay iska leedahay dowladda Qadar, Fahad wuxuu ka mid yahay gacmaha Qadar ee ay ku hagayso Soomaali waxaan shaki ka taagnayn inuu yahay jaajuus loo keenay dalka inuu u shaqeeyo dadka soo dirsaday.
Farmaajo oo u yimid soomaali inuu fuliyo ajindo qarsoon oo aysan fahmaynin dad badan oo afka ku haya qarannimada beenta ah, waxay ka dhigeen qaranka inuu yahay Farmaajo, qofkii farmaajo ka horyimaado waa qof qarandumis ah.

Markaad eegto dadka farmaajo difaacaya waa dad daarood ah laakin dhar qaran gashan ama dad maskada laga xaday oo beenta qaranka lagu akhriyay waxay isugu jiraan hawiye iyo raxaweyn iyo jareer iyo dadka kale.

Marka dalka waxaa ka jira qabyaalad mirirtay oo qof walba qarsanayo sida tiibishada oo kale, been yaan laysku sheegin, waxaa daliil u ah 2021 iyadoo la marayo ayaa talada qabiil lagu qaybsaayaa taas ayaaba ceeb ku filan dadka soomaalida, meeshii la rabay aqoon iyo karti in lagu gaaro talada dalka.

Markii Maxamed Siyaad la riday Hawiye sheekada wuxuu u baddalay dagaal qabiil oo ka dhexeeya Daarood iyo Hawiye inkastoo Siyaad barre uu dalka dhulka galiyay laakin ma ahayn in sheekada qabylaad ay noqoto, Farmaajo markuu soo laabtay isagana wuxuu ku socdaa isla waddadii Siyaad Barre iyo  Hawiye ay mareen marka waxaa dhab ah dadka soomaaliyeed haddii ay sii hayaan waddadan inay tirtirmi doonaan, magaca soomaali inuusan jiri doonin.

Soomaalida sidey qabyaaladda u aaminsan yihiin hadday diinta islaamka u aaminsanaan lahaayeen meel weyn ayay joogi lahaayeen maanta, sidoo kale hadday shaqada ugu dambayn lahaayeen siday shaxaadka ugu dambeeyaan dalka sidan ma ahaan lahayn.

Runta waa khaaraar, beentana waa laysku maaweeliyaa ee hurdada halaga kaco.

 

Farmaajo doorashada 2022 muxuu ugu guulaysan waayay

When it comes to reality, Somalis are people who are being manipulated and controlled, the country is being run from outside by infidels and Arabs and Africans are arguing, people who call themselves politicians are like many cows riding on oxen, one is white and one is Arab and one is African.
When we talk about those who are being manipulated by Arabs, one is a man called Fahad Yasin who was a journalist working for the Aljazeera channel owned by the Qatari government, Fahad is one of the hands of Qatar that is manipulating Somalis, there is no doubt that he is a spy brought to the country to work for the people who sent him.
Farmajo who came to Somalia to carry out a hidden agenda that many people do not understand and who are talking about false nationalism, they have made the nation Farmajo, anyone who opposes Farmajo is a traitor.

When you look at the people defending Farmajo, they are Darood people but wearing national clothes or people who have been robbed of their masks and have been lied to, including Hawiye, Rahaweyn, Jareer and others.

So there is a tribalism in the country that is hidden from everyone like tuberculosis, let’s not lie to each other, the evidence is that by 2021, the power will be divided among clans, which is enough shame for the Somali people, where knowledge and ability were needed to achieve power in the country.

When Mohamed Siyaad was overthrown, the Hawiye changed the story to a clan war between Darood and Hawiye, although Siyaad Barre destroyed the country, but it was not meant to be a tribal story. When Farmajo returned, he is also following the same path that Siyaad Barre and Hawiye took, so it is true that if the Somali people continue on this path, they will be wiped out, and the name Somali will no longer exist.

If Somalis believed in Islam as the tribals do, they would be in a great place today. Also, if they had finished their work as the last martyrs, the country would not be like this.

The truth is evil, and lies are just for entertainment, so wake up from your sleep.

Leave a Reply