Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday nin aan qoorta is galinayno

Su’aasha: Asc , waxaan arkay nin sunnada ka muuqato oo qoorta isku dhunkaneena (mucaanaqah) ona garanayo. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa ninka aad ku riyootay oo aad qoorta is galinaysaan inaad yeelan doontaan xiriir fiican sidoo kale in aad isu dhowaan doontaan oo saaxibo aad noqon doontaan, riyada waa riyo wanaagsan. Haddii ninkaas uu yahay qof […]

Categories
Talooyinka Consultation

Ninkeyga oo igu hanjabo inuu sawiro private ah iga faafinayo

Ninkeyga oo igu hanjabo inuu sawiro private ah iga faafinayo Su’aasha: Asc Nin ayaa 3 caruur ah u haayaa Hadana xaamilo baan ahay Oo wuxu igu furay dalaaq Bidco ah ma iiga furnid buu i leyahay Waaridka waxay i leyihin waxba uma yaalan o bidcada e aaminsanyihin Asagii hadaa fatwada bidcada diidaysa la qaadan lahaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar an adeer u ahay oo la aroosinayo

Su’aasha: Asc waxan riya ku arkay salada subax kadib gabar aan adeer u ahay oo la aroosayo familka oo faraxsan maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada waxay xambaarsan tahay arrimo ku saabsan gabadha adeerka aad u tahay in xaalkeeda uu isbadalayo nolol cusub ay gali doonto ama ay dhoofi doonto, guurka ay guursanayso waa isbadalka nolosheeda […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Nin wuxuu arkay wiil yar asagoo siinaayo canjeera

Su’aasha: Asc , nin wuxuu arkay wiil yar asagoo siinaayo canjeera oo aad umac, ka dib siiyay hooyadiisa ,waxay ku dhahday wiilkeeda sug faataxo kugu akhrinaa. Maxay noqoney ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa arsaaq xalaal ah iyo caafimaad, cuntada waa wax fiican faataxadana waa daawo marka riyada waa riyo wanaagsan waxaa kaloo ay tilmaamaysaa inuu […]

Categories
Siyaasa - politics

Fahad Yaasiin iyo Farmaajo iyo Qadar sirta sedexgeesoodka

Fahad Yaasiin iyo Farmaajo iyo Qadar sirta sedexgeesoodka Marka dhabta la taabto dadka soomaaliyeed waa dad la hagayo oo la haysto, wadanka waxaa laga maamulaa dibadda gaalo iyo carab iyo afrikaan ayaa iska haysta, dadka siyaasiyiin isku sheegaya waa sida lo’ dibiyo badan ay fuulayaan mid cadaan baa iska haysta midna carab midna afrikaan. Marka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada ilkaha wasakhda leh oo la nadiifinayo

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riiyooday xalay ilkaha qeybta hoose oo wasakh iga taalo marka ay jugta garaan oo kale waxana leeyahay markan in ay wasakh iga leeyihiin waan iska dhaqay oo nadiif ayay noqdeen markii dambe oo waan iska nadiifiyay maxay noqon karta riyadaas ilkaha wasakhda leh haddana la nadiifinaya. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada geel iga cararay oo la qali rabay

Riyada geel iga cararay oo la qali rabay Su’aasha: Asc walal xaley waxan kuriyooday riya ah in geel iga cararay hal rati oo laqali rabay ayuu ahaa adna wuu cayila marki dambe anigo fiijinayo ayaan somaray meel biyaha laga dhansado oo hooyadey joogto ayadana way daba oroday si xowli ah way gari waysay ana waan […]