Categories
Caafimaadka Health

Siigada badan xubinka taranka ragga ma jilcisaa

Su’aasha: Siigada badan xubinka taranka ragga ma adkeysa mise waa jilcisaa?? Jawaabta: Siigada badan ninka geedkiisa way hallaysaa waxay ka dhigtaa mid daciif ah mustaqbalka aan shaqo qaban karin, sidoo kale ninka wuxuu ka qaadaa biyabax degdeg, raga siigada badan markay guursadaan badankooda guurka way ku fashilmaan, maxaayeelay waxay usoo barteen raaxo qaldan oo aan […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Weyneynta geedka ninka suurtagal miyaa mise waa been

Weyneynta geedka ninka suurtagal miyaa mise waa been Su’aasha: Xubinka Taranka Raga Miyaa Lawayneyn karaa Qoraayada Caafimaad Qaar Kamida Ayaa sheega In La Waynayn Karo Xubinka Taranka Sida Isaga Oo Masaaj Lagu Samaynayo Ama Saliid Lagu Masaajayo Ama Qofku Cunayo Cuntooyin Waynaynaya Ama Uu Samaynayo Jimicsi Iwm Waliba Waxaan Kahadlayaa Xubinka Ay Siigadu Yaraysay Ama […]

Categories
Caafimaadka Health

Dareenkaygii Dabiiciga Ahaa Gabi Ahaanba Waan Waayay Kacsi ma dareemo

Su’aasha: Dareenkaygii Dabiiciga Ahaa Gabi Ahaanba Waan Waayay Kacsi Waxaa iigu Dambaysay Markaan Aafada Joojiyay Aafada Ka Hore iyo Intaan Aafada ku Dhex Jirayba Caadi Ayaan Ahaa Oo Dareenkaygu Wuu Fiicnaa Lakin Markaa Aafadii Joojiyay Dareenkaygii Waan Waayay Talo Izii Dr Jawaabta: Waxaad leedahay aafada intaan joojiyay, haddaadan naag qabin oo dareen aad yeelato sow […]

Categories
Talooyinka Consultation

Geedka ninka hal taako ah ma dheer yahay mise waa yar yahay

Geedka ninka hal taako ah ma dheer yahay mise waa yar yahay Su’aasha: Xubinkayga Taranku Markuu Kacsan yahay Waa Hal Taako Waliba Taakada Gacanta Ka waran Markaa Ma Yaryahay Mise Wuu Wayn Yahay. Jawaabta: Geedka ninka dabiiciga wuxuu u dhexeeyaa marka uu kacsan yahay 12 sinti ilaa 16 sinti raga siday ayay u badan yihiin, […]

Categories
Caafimaadka Health

Siigada dhib ma u keeni kartaa kelliyaha

Siigada dhib ma u keeni kartaa kelliyaha Su’aasha: 1.Siigadu Miyay Kahortagtaa Qofka Gadhku inuu Horay Ugu Soo Bixi Waayo 2.Siigadu Timaha Ay Daciifisay Markaa Lajoojiyo Sidoodii Hore Miyay Kusoo Noqonayaan 3.Dhibta Siigadu Jidhka Gaadhsiiso Goorma Ayay Qofka KaHadhaa 4.Siigadu Kalyo Xanuun Miyay Keentaa Fadlan Afartaa Suaalood iiga Soo Jawaab Mahadsanid Dr Jawaabta: Su’aalahan qaar dhowr […]

Categories
Caafimaadka Health

Saliid macsarada timaha la marsado mala cuni karaa

Saliid macsarada timaha la marsado mala cuni karaa Su’aasha: Saliid Macsarta Timaha La Marsado Hadaan Cuntada Kudarso Kawaran Wax Dhibaato Ah Ma Igu Keenaysaa. Jawaabta: Maya saliid macsarada waa la cuni karaa waxay ka fiican tahay saliido badan oo dadka ay cunaan, sida saliidda galayda ama saliid cadeyda guud ahaan,  waxay leedahay caafimaad waa nafaqo, […]

Categories
Caafimaadka Health

Khudaarta la shiiday iyo tan aan shiidnayn nafaqo ah

Su’aasha: Khudaarta Cagaaran Markay Jidhka Faaiido Badan Uleedahay Ma Marka Sideeda Lagu Cuno Mise Marka Lashiido(LaRidqo) Jawaabta: Labada waa isku mid haddaad sideeda ku cunto caloosha ayaa shiideysa, maxaayeelay caloosha waxay wadataa aashato oo cuntada burburisa Ilaah ayaa ugu talaggalay si cuntada ay nafaqo ugu noqoto jirka, marka shiiditaanka iyo cunitaanka iyado dhadhan waa isku […]