Categories
Riyooyinka Dreams

Naag ku riyootay iyadoo naag kale dhagta ka qaniintay

Su’aasha: Riyo naag kuriyotay ayado ladagashay naago badan ee mid kamida qanintay e dhag ka goysay nagihi soweraray ayeey dhag ka goysay weyna carartay cabsi darte. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa buuq inay gali doonto naagtaas, sidoo kale dad cadow ayay yeelanaysaa oo ay ka joojin doonto hadalkeeda, cadaawad ayaa dhex marayso sida riyada laga fahmayo.

Categories
Caafimaadka Health

Ninkayga filimada xunxun ayaan ka reebi la’ahay talo isiiya

Su’aasha: scw ninkayga wuxuu aad u fiirsadaa filimada xunxun wuxuna ka fiirsadaa mobeelkiisa mararka qaar sariirta asoo ila jiifo uu fiirsadaa si kaste waa ula hadlay xataa wuu ii dhaartay inuusan mar dambe u noqonaynin hadana wuu u noqday maxaan sameeyaa talo i siiya. Jawaabta: Filimada xunxun waxay ka mid yihiin fidnooyinka ugu daran oo […]

Categories
Caafimaadka Health

Riyada hilibka la shiilay oo caraf badan

Riyada hilibka la shiilay oo caraf badan Su’aasha: scw waxan rabaa inaad ii fasirtaan riyada hilibka duban oo macaan badan oo aad usoo carfaayo Jawaabta: Riyada hilibka la shiilay waxay tilmaamaysaa arsaaq degdeg ah lacag fiican inay mar dhow kusoo galayso,waa riyo fiican, waxaa kaloo kusoo gaaraya war aad ku faraxdo oo bishaaro kuu xambaarsan, […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qofka oo dhagta ka go’ayso

Su’aasha: scw maxaa lagu fasiraa qofka haduu ku riyooda asoo hal dhag laga gooay? Jawaabta: Dhagta waxay astaan u tahay nasteexo qofkii ku riyoodo asoo dhegta laga gooyay wuxuu waaynayaa wax u nasteexeeyo, waxaa kaloo lagu fasiraa gooynta dhegta furiin, qofkii dhegta laga gooyo waxaa laga yaabaa inuu xaaskiisa furo.   Gabar riyo ku aragtay […]

Categories
Talooyinka Consultation

Gabar 17 jir baan ahay wiil ayaa dareenkayga kiciyo talo i siiya

Gabar 17 jir baan ahay wiil ayaa dareenkayga kiciyo talo i siiya Su’aasha: Waxaa jiro wiil aan isjecel nahay badanaa asi ma imaado xaafada abtigiisa ayaa daris nahay marmar ayuu imaadaan dalxiis ahaan reer afgoye waaye dhibka taagan ayaa wuxuu yahay tukaan ayaa meesha kuleenahay wiil kasto imaado caadi ayaan ahay wax dareen ah madareemo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan Ku riyoday Shabeel Doonaayo inu I weyraro ama I cuno

Waxan Ku riyoday Shabeel Doonaayo inu I weyraro ama I cuno Su’aasha: Ninyahow xalay waxan Ku riyooday Arin yaableh waxan Ku riyoday aniga o meel swimming pool camal joga waxan arkay laba gab dhood mid radainayso wiil Ka dhumay kadibna wan la Radinaayay dadka la waydinayay misa na waxan Galnay meel aad Xero modo Mel […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Qofkii ku riyoodo asoo mukulaalo quudinayo

Su’aasha: scw maxaa lagu fasiraa qofkii ku riyoodo asoo basado cunto siinayo. Jawaabta: Riyada quudinta bisadaha waa khayr, riyada waxay tilmaamaysaa qofka inuu xasilooni heli doono oo u gali doono nolol barwaaqo ah