Gudniinka fircooniga dambi miyaa sidee loo gudaa gabdhaha Su’aasha: scw walaal waxan maqlay gudniinka fircooniga in lagasoo gaaray fircoon arintaas maaa ka jiro haddii sidas ay tahay gudniinkaas dambi miyaa mise wax dhib ma laha? Jawaabta: Gudniinka fircooniga waa in laga gooyo gabadha kintirka iyo labada faruurood kuwa waaweyn iyo kuwa yaryarba markaas aayaa la […]
