Kareemka Glysolid haaraha wajiga ma tirtiraa Su’aasha: Wllo madama aadishegten in grslid wajiga lamarikaro unaficanyahay Hadan asaga kuwado haarta magoeysa Jawaabta: Kareemka Glysolid waxaa loogu talaggalay in jirka lagu jilciyo oo lagu ifiyo, wuxuu wejiga ka qaadaa baraha madmadow. Marka haddii isaga aad isticmaasho waa kaa qaadi karaa haaraha wejiga, qaababka kalana tijaabi haddii aadan […]
