Su’aasha: Waxaan ahay qof darenkiisu aad u daran yahay xaaskeygana marwalba ma awoodo Inaan la galmoodo sidoo kale anigana ma awoodi inaan xaas kale guirsado marka maxaan sameyaa ?. Jawaabta: Waxaa kuu fiican xaaskaaga inaad barto oo aad si fiican ula sheekaysato, dumarka waa la bari karaa, galmada haddii sheeko iyo jacayl ay ka horreeyaan […]
