Sababaha dumarka soomaaliyeed shisheeye ay u guursadaan

Sababaha dumarka soomaaliyeed shisheeye ay u guursadaan

Su’aasha: Gabdho badan aya jira oo ku nool qurbaha waxay dhahan nin shisheeye ayaa ka fican ninka somaliga waxay shegan arimo oo muuqato sida ninka soomaliga uma kaalmaeeyo xaaskisa wuxuu iska aadaa fadhi ku diri makhayadaha ayuu iska fadhiya iyada ayaa ilmaha daryesha iskuulka kasoo wada, hawenka somaliyed oo gursaday raga janabiga ah waxad arkaysaa […]