Categories
Sheeko Story

Sheeko gabar odey qabay wiil dhalinyar faceeda ah gogoldhaaf la sameysay

Waa sheeko baaq u ah dadka ku daro gabadhooda odey aan wax ka qaadi karin, gabadhan ugu dambeyn waxay u fududeysay wiil odeyga iyada qabo adeer u ah, waayo ninkeeda ayaa howlgab ahaa.
Gabar sagaal iyo toban jir ah ayaa loo guuriyay oday lixdan iyo shan jir ah, gabadha waxay ahayd gabar dugsiga sare dhamaysay. laakin jaamacad ayay gali rabtay, aabbaheeda ayaa la heshiiyay oday lacag badan leh, odayga wuxuu horay usoo dhalay ilmo badan, wuxuu iska rabay gabar yar uu guursado.
Marka hore gabadha way diidday in lagu daro odayga. laakin hooyadeeda ayaa tiri. naayaa ninkan lacag badan ayuu noo ballan qaaday, dahab badan ayuu meherkaaga ka dhigayaa, sidoo kale guri weyn xaafadda hodan ku yaallo ayuu kugu qorayaa, marka waa fursad.
Gabadhii way yeeshay hadalka hooyadeeda.
Hooyada waxay tiri. odaygan waa qof weyn. haddii uu muddo ku qabo adduunkana wuu ka tagaa, markaas kaddib ninkaad rabto ayaad guursan kartaa.
Gabadha hadalka way ku qanacday.
Aroos weyn ayaa hoteel caan ah loogu dhigay. Gabadha saaxiibayaasheeda oo dhan aad ayay ula yaabeen waxay dhaheen. Caasho maxaa ku dhacay oo ay u oggolaatay in loo guuriyo oday duq ah.

Sheeko gabar odey qabay wiil dhalinyar faceeda ah gogoldhaaf la sameysay
Sheeko gabar odey qabay wiil dhalinyar faceeda ah gogoldhaaf la sameysay

Alaab qaali oo turki laga keenay ayaa loo dhigay guriga.
Nolol waxay gashay lala yaabo.
Laakin waxay seegtay raaxada guurka, waayo odayga ma ahayn nin wax qaban karo, wuxuu iska rabay kaliya inuu naag qurux badan oo yar guursado.
Gabadhii cunto macaan oo nafaqo leh way ka dheregtay, wax kaste ay u baahan tahay way cuni kartaa.
Hilib, kalluun, digaag, baasto, iyo bariis, wax walbo la cuni karo way heysataa, laakin waxaa ka maqan raaxada naagaha ay u baahan yihiin.
Gabar yar oo cunto nafaqo leh lagu guray maxaad u malaynayasaa inay dareemayso.
Odayga markuu habeenka guriga joogo hurdo iyo caajis ayuu ka bixi la’yahay, iyadana waxay la seexan la’dahay cuncun iyo qooq.
Gabadha intaan la soo guursanin ma aysan lahayn saaxiib, waxay ahayd gabar u dhexeyso gurigooda iyo iskuulka.
Sida gabdhaha ay yihiin ma aysan ahayn, laakin waa gabar dareen badan oo sunnogud ah.
Marka haddii ninka uu qancin lahaa way fiicnaan lahayd.
Waxaa dhacday arrin nolosheeda oo dhan rogtay.
Waxaa jiray wiil oo ninkeeda adeer u yahay oo dhalinyar ah, wiilkaas ayaa guriga u imaan jiray adeerkiisa, wiilkaas wuxuu ahaa nin labaatan iyo kow jir ah, waa faceeda, wiilka aad ayuu u qurxoonaa. Wuxuu ahaa wiil soojiidasho leh, kaftan badan.
Maalin wuxuu ku yiri: adiga naag yar ayaad tahay adeerkeyga aad buu kaaga weyn yahay sideed kula nooshahay?
Hadalkiisa ayay la yaabtay, waxay ka dareentay inuu wax u baaqayo.
Waxay tiri adeerkaaga miyaad ka masayraysaa?
Wuu qoslay wuxuu yiri: haa, waayo gabar dhalinyar adiga oo kale ayaa u joogto annagana waxaan la’nahay wax aan shukaansano.
Waxay tiri: waligaa naag ma shukaansatay adiga?
Wuxuu yiri: dhowr naag ayaan shukaansaday, laakin meel fog islama gaarin.
Waxay tiri meel fog maxaad ulajeeddaa?
Wuxuu yiri: yacnii baashaal iyo raaxo ayaan ka wadaa, hadal kaliya ayuu ahaa shukaansiga.
Iyagoo wada sheekaysanayo ayaa loo yimid hadalka meesha ayay ku joojiyeen.
Habeenkii Caasho waxay bilowday inay wiilka ka fikirto, waxay qorshaysay sidey ula saaxiibi lahayd.
Waxay raadinaysay fursad kale oo ay kula sheekaysato si ay isku fahmaan.
Maalin ayuu guriga yimid, wuxuu u yimid adeerkiisa inuu meel u raaco, wuxuu soo galay guriga wuxuu fariistay qolka fadhiga, waxay u geysay shaah iyo buskud.
Wiilka hadal ayuu ku tuuray. wuxuu yiri ka warran daraad. hadalkii maskaxdayda kama bixin ilaa iyo hadda.
Iyadana waxay tiri anigaba kama bixin maskaxdayda.
Iyagoo hadalka wado ayaa adeerka yimid. wuxuu ku yiri Yaasinow na keen aan baxnee, wiilkii iyo adeerka way is soo raaceen.
Wiilka iyo adeerka suuqa ayay aadeen waxay soo laabteen galbihii, wiilka wuxuu keenay adeerka gurigiisa.
Kaddib Caasho ayaa wiilka ku tiri maad nala qadeysid maanta.
Odeyga adeerkiisa ayaa yiri waa sax maanta waad nala qadeynaysaa.
Wiilka iyo adeerkiisa waxaa loo keenay qado kala xiran, hilib shiilan, bariis basmati kala kacsan, caano, qudaar iyo ansalaato macaan badan.
Wiilka wuxuu la yaabay cuntadan nafaqada leh.
Marka ay dhameeyeen qadada, odeyga wuxuu yiri aniga waan seexanaa, wuxuu galay qolkiisa, wiilka wuxuu iska fadhiyay qolka fadhiga, waxaa u timid caasho sheeko ayay bilaabeen.
Laakin markan sheekada aad ayay u fogaatay, waxay uga sheekeysay arrimaha raaxada iyo dareenka, iyo sidey u oomman tahay.
Wiilka damac weyn ayaa soo galay, wuxuu yiri: ka warran haddaan taleefan kuwada sheekaysano, waayo guriga mar kaste ma imaan karo.
Waxay tiri: waa yahay.
Maalintaas laga bilaabo, waxay bilaabeen taleefan inay ku sheekaystaan, wax kaste ayay uga sheekeyn jirtay, mararka qaar kaamira ayay ku sheekaysan jireen, sheekadooda waxay u gudubtay jacayl.
Odeyga isaga maba dareemayo in xaaskiisa wiilka uu adeerka u yahay ay jeclaatay.
Maalin wiilka wuxuu u yimid adeerkiisa inuu meel u raaco, maalintaas wax cajiib ayaa dhacay.
Wiilka wuxuu yimid guriga asoo adeerkiisa musqusha qubeys ugu jiro.
Caasho markay ka furtay wiilka waxay isku salaameen dad xiiso isku qabay oo safar kukala maqnaa oo kale.
Qolka fadhiga ayay u gudbeen iyagoo cayaar ku jiro iyo kaftan.
Waa marka ugu horreyso fursad ay u helaan inay is taabtaan oo ay isla kaftamaan oo ay is gacmagacmeeyaan.
Labadooda dareen xooggan ayaa soo galay, laakin wax ma samayn karaan. adeerka ayaa ku jiro musqusha. Si kadis ayuu kusoo bixi karaa.
Wuxuu iska fariistay qolka fadhiga, iyadana jikada ayay aadday iyadoo farxad ay ka muuqato oo isleh. wiilkan gacanta ayaad ku haysaa.
Waxay u keentay cabbitaan, cambo iyo caano laysku shiiday, markay u keentay wuxuu yiri asoo qoslayo: mushakkalkan ayaad cabbeysaa maalin kaste. marka yaa ku reebi karo, iyadana waxay tiri adaa I reebayo, hadalkaas markuu maqlay soomaali hanoolaato ayuu bilaabay.
Waxay aragtay asoo isbaddalay oo dareen ka muuqdo.
Kaddib odeyga ayaa musqusha kasoo baxay, wuxuu salaamay wiilka uu adeerka u yahay, markuu soo labistay ayay is raaceen.
Waxay soo laabteen habeenkii, guriga ayay isla yimaadeen way isla casheeyeen. Markaas wiilka wuxuu soo aaday gurigooda.
Iyada maalintaas subaxdii ayay wiilka la xiriirtay waxay u sheegtay inay xiiso u qabto, waxay tiri markan haddaad guriga timaadid kuma cafinayo, intan wax ka badan uma dulqaadan karo.
Wiilka wuu qoslay, wuxuu yiri howlqaran ekisbarees ayaad u baahan tahay.
Waxay tiri haa iyadoo qosleyso.
Waxay u sheegtay labo maalmood kaddib adeerkiisa inuu usoo baahan doono inuu meel u kaxeeyo, waxay tiri waa fursad.
Marka la gaaray maalintaas wiilka wuxuu yimid guriga, markaas wuxuu soo galay adeerkiisa oo qaxwo cabbayo, wiilka isna qaxwo ayaa loo keenay.
Adeerka wuxuu ku yiri wiilka, maandhow waa is diyaarinayaa saan u baxno, wuxuu yiri waan soo qubeysanayaa.
Wuxuu galay musqusha, caasho waxay u baaqday wiilka waxay tiri jikada kaalay, marka jikada ay galeen waxay tiri kaalay saxamanka ila dhaq, laakin wax kale ayay rabtay, waxaa meesha ka dhacay wixii ay raadinaayeen, howl culus oo degdeg ah, intuu odayga qubeyska ku jiro.
Maalintaas laga bilaabo jid ayay u furtay, wiilka wuxuu ka dhigtay xiriir joogto ah.
Marka dhibka guurka odeyaasha waa kaas, maanta gabadha marka lagu daro nin odey ah oo aan qancin karin wiil dhalin yaro ayay raadinaysaa, waayo dareenkeeda ayaa ka xoog badan.
Maanta wiilkan ayay fursad u aragtay, haddii oodeygeeda uu qancin lahaa wiilka ma aysan kala hadli lahayn sheeko jacayl.
Marka waxaa laga rabaa dadka gabdhahooda u guurinayo odeyaasha iyagoo lacag fiirinaya inay iska jiraan sidan oo kale.

 

This is a story that serves as a cautionary tale for those who marry off their daughters to elderly men who cannot satisfy their needs; ultimately, the young woman in this story found a younger man—the nephew of her elderly husband—to fulfill her desires, as her husband was past his prime.
A nineteen-year-old girl, a recent high school graduate who had intended to attend university, was married off to a sixty-five-year-old man. The man, who already had many children from previous relationships, simply wanted to marry a young woman.
Initially, the girl refused to marry the elderly man. However, her mother said, “Look, this man has promised us a lot of money; he is offering a massive amount of gold for your dowry and will even put a large house in the Hodan neighborhood in your name. It is a great opportunity.”
The girl yielded to her mother’s wishes.
Her mother added, “This man is elderly. If you stay married to him for a while, he will eventually pass away, and then you can marry whomever you choose.”
The girl was persuaded by this reasoning.
A lavish wedding was held for her at a famous hotel. All her friends were astonished, wondering, “Caasho, what has happened to you? Why did you agree to marry an old man?”
The house was furnished with expensive items imported from Turkey.
She embarked on a truly extraordinary life. However, she missed out on marital intimacy, for the man was incapable of performing; he had simply wanted to marry a young, beautiful woman.
She had her fill of delicious, nutritious food and could eat whatever she desired.
She had access to meat, fish, chicken, pasta, and rice—everything edible—yet she lacked the intimacy that women need.
Imagine how a young woman, well-nourished and full of vitality, must feel.
When her husband is home at night, he is overcome by sleepiness and lethargy, while she lies awake, restless with itching desire and unfulfilled passion.
Before marriage, she had never had a boyfriend; her life had revolved entirely around home and school.
She wasn’t like other girls; she was a young woman of intense, smoldering passion.
Things would have been fine if only her husband could satisfy her.
Then, an event occurred that turned her entire life upside down.
There was a young man—her husband’s nephew—who used to visit his uncle’s home. He was twenty-one years old, her own age, and strikingly handsome. He was a charming, witty young man.
One day, he said to her, “You are a young woman, yet my uncle is so much older than you; how do you manage living with him?”
His words surprised her; she sensed he was hinting at something more.
She asked, “Are you jealous of your uncle?”
He laughed and replied, “Yes, because he has a young woman like you, while we have no one to court.”
She asked, “Have you ever courted a woman?”
He said, “I’ve courted a few, but things never went very far.” She asked, “What do you mean by ‘taking things further’?”
He replied, “I mean having fun and enjoying ourselves; the flirting was just talk.”
They were interrupted while chatting, so they left the conversation there.
That night, Asha began thinking about the young man and planning how to become close to him.
She was looking for another opportunity to talk to him so they could get to know each other better.
One day, he came to the house to accompany his uncle somewhere; he entered and sat in the living room, and she brought him tea and biscuits.
The young man brought up a topic, saying, “What about the other day? That conversation hasn’t left my mind since.”
She replied, “It hasn’t left my mind either.”
While they were talking, the uncle arrived. He said, “Come on, Yasin, let’s go,” and the young man left with him.
They went to the market and returned in the afternoon, with the young man accompanying his uncle back to the house.
Then, Caasho asked the young man, “Why don’t you have lunch with us today?”
The uncle agreed, saying, “That’s right—you’re having lunch with us today.”
They were served a delicious lunch: fried meat, fluffy basmati rice, milk, vegetables, and a tasty salad.
The young man was impressed by the nutritious meal.
After finishing lunch, the uncle said he was going to take a nap and went to his room; the young man remained in the living room, where Caasho joined him and they began to talk.
But this time, the conversation went much deeper; she spoke about intimacy, desire, and her own longing. The ambitious young man arrived and suggested, “How about we talk over the phone? I can’t always come to the house.”
She agreed.
From that day on, they began talking by phone; she would tell him everything, and sometimes they even video-chatted. Their conversations eventually turned into a romance.
The older man had no idea that his wife had fallen for his nephew.
One day, the young man came to accompany his uncle somewhere, and something remarkable happened.
He arrived at the house just as his uncle was in the bathroom taking a shower.
When Caasho opened the door for the young man, they greeted each other like two people who longed for one another after a long separation.
They moved into the living room, laughing and joking playfully.
It was their first chance to touch, tease, and hold hands.
Strong feelings stirred within them, but they couldn’t act on them; her uncle was in the bathroom and could emerge at any moment.
He sat down in the living room, while she went to the kitchen, beaming with happiness and thinking to herself, “I’ve got this guy in the palm of my hand.”
She brought him a drink—a mango and milk smoothie. As she served it, he laughed and said, “You drink this concoction every day? No wonder no one can resist you.” She replied, “You’re the one who can’t resist me.” Upon hearing that, he playfully exclaimed, “Long live Somalia!”
She noticed a shift in his demeanor, seeing the desire in his eyes.
Then, the older man emerged from the bathroom, greeted his nephew, and—once dressed—the two of them left together.
They returned that night, came back to the house, and had dinner together. Afterward, the young man headed home.
Earlier that morning, she had contacted him to express how much she missed him, telling him, “If you come to the house this time, I won’t let you off easily; I can’t stand this waiting any longer.” The young man laughed and said, “You need some ‘express service’.”
She laughed and agreed.
Two days later, she told him that her husband would need a ride somewhere, noting that it was a perfect opportunity.
When the day arrived, the young man came to the house; he found the husband drinking coffee, and he was served coffee as well.
The husband told the young man, “My boy, I’m getting ready for us to leave; I’m just going to take a shower.”
He went into the bathroom, and Caasho signaled the young man to come to the kitchen. Once there, she asked him to help wash the dishes, but she had something else in mind. While the older man was showering, they engaged in the intimate act they had been seeking—a quick, intense encounter.
From that day on, she opened a door to a continuing relationship with the young man.
That is the problem with marriages to older men: when a woman is married to an older man who cannot satisfy her, she seeks out a young man because her desires are strong.
She saw an opportunity in this young man; had her husband been able to satisfy her, she never would have pursued a romantic connection with the other man.
Therefore, those who marry their daughters off to older men—motivated by money—need to be wary of such consequences.

Leave a Reply