Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Islaamka muxuu ka qabaa qabyaaladda

Islaamka muxuu ka qabaa qabyaaladda Markaad akhriso nusuusta soo socota aayado iyo axaadiis ka kooban waxaad ogaanaysaa in qabyaaladda aysan waxba tarin, kaliya qofka in diintiisa ay wax u tarayso, islaamka wax badan ayuu qofka muslin ku booriyay. Midnimada ayaa lagu dhisi karaa umad,  qabyaalad wax baa lagu dumiyaa, Islaamka aad buu xoogga u saaray […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Islaamka dhalinyarada siduu u arko

Islaamka dhalinyarada siduu u arko Islaamka meel weyn ayuu geeyay dhalinyarada, marka dhalinyarada waa tiirka bulshada, marka dhalinyarada la hagaajiyo bulshada rajo weyn ayay leedahay, nusuusta meelo badan ayay ku tilmaantay waxtarka barbaarta. Wuxuu Alle kitaabkiisa kariimka ah ku yiri: ‏‏ {إِنَّهُمْ فِتْيَةٌ آمَنُوا بِرَبِّهِمْ وَزِدْنَاهُمْ هُدًى} ‏  (Waxay ahaayeen dhalinyaro rumeeyay rabbigooda, waxaanna u […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Aqoonta waxyaalaha lagu helo

Aqoonta waxyaalaha lagu helo Aqoonta wax yar ma aha mana sinna aqoonyahan iyo jaahil halkaan waxaad ka arkaysaa nusuusta kusoo aroortay qiimaha aqoonta ay leedahay. Qiimaha aqoonta waxaa ku filan qofka jaahilka ma rabo in lagu tilmaamo jaahilnimo, taas waxay daliil u tahay in cilmiga uu leeyahay qiime weyn. Si kaste ay tahay qofka aqoonta […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Tawakalka iyo iskuhallaynta maxay kala yihiin

Tawakalka iyo iskuhallaynta maxay kala yihiin Qofka waxaa laga rabaa inuu kasoo baxo wixii waajib dusha ka saaran cadi ahaan, markaas inuu tawalkalka la yimaado. Tawakalka iyo ku beeriida ama iskuhallaynta farqi weyn ayaa u dhexeeya nusuustan ayaa kuu caddeynayasa; wuxuu ku yiri kitaabkiisa kariimka ah: (وَقُلِ اعْمَلُوا فَسَيَرَى اللَّهُ عَمَلَكُمْ وَرَسُولُهُ وَالْمُؤْمِنُونَ وَسَتُرَدُّونَ إِلَى […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Islaamka labada waalid iyo qaraabada meesha uu geeyay

Islaamka labada waalid iyo qaraabada meesha uu geeyay Labada waalid iyo qaraabada xiriirintooda waa wax fiican oo diinta islaamka aad ugu boorrisay marka qofka muslinka waxaa laga rabaa inuu ku dhaqmo fariimaha islaamka. Islaamka meel sare ayuu geeyay labada waalid waxaana ku soo aroortay nusuus badan arrintaas: Alle kitaabkiisa kariimka ah ku yiri: (وَقَضَى رَبُّكَ […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Naxariista Rusuulka (SCW) oo lasoo koobay

Naxariista Rusuulka (SCW) oo lasoo koobay Rasuulka Ilaahay Nabi Muxamed – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee – oo kale masoo marin adduunka, waa naiga lagu khatimay anbiyada nabi kalena ma imaanayo oo isaga ka dambeeyo. Nabiga wuxuu ahaa midka ugu raxaariis badan uguna dhaqan fiican inta Ilaahay uumay. Ilaahay wuxuu soo saaray rasuulkiisa Muxamed […]

Categories
Bulsho Society Sharxidda Axaadiista Talooyinka Consultation

Astaamaha qiyaamaha oo toos loo arkay

Astaamaha qiyaamaha oo toos loo arkay Calaamadaha maalinta qiyaame waxay u kala baxaan calaamooyin yaryar iyo calaamooyin waaweyn. Calaamadaha yaryar waxay u eg tahay inay dhammaan soo wada muuqadeen. calaamadaha waaweyn ayaa wali aan soo bilaabanin muuqaalkan waxaad ka arkaysaa astaamaha qiyaamaha kuwa si cad usoo baxay uu Nabiga SCW uu sheegay, waxayna ka mid […]