Browsing Category

Sawirada

Masjid layska dhex arko sawiro

Masjidka shareerka ah oo layska dhex arko wuxuu ka samaysan yahay macdan iyo dhalo iyo fiilooyin, waxaa ka dhex muuqda dadka ku jira. waxaa sameeyay masjidkan nin sacuudi ah oo lagu magacaabo Ajlan Gharem waxaana lagu soo bandhigay…

Isku kariska bariiska iyo hilibka

Bariiska wuxuu ka mid yahay cuntada ugu caansan dunida dalal badan ayaa si xoog loogu isticmaalaa waxaa ka mid ah india iyo Pakistan iyo wadamada khaliijka Bariiska iyo hilibka Qaabka ugu fiican loo kariyo Waa in laysku huurshaa.…

Sawirada dhulgariirka turkiga

Dhulgariir daran ayaa ka dhacay bariga dalka Turkey. wuxuu geestay khasaaro xagga burburka guryaha. halkan waxaa ka muuqda sawiro oo tilmaamaya burburka weyn oo uu geystay dhulgariirka. dhulgariirka wuxuu gaaray 6.7 darajo .

MD Farmaajo oo Cumaan booqasho ku tagay

MD Farmaajo oo Cumaan booqasho ku tagay Suldaanka wadanka Cumaan Suldaan Haytham bin Taariq Aal Saciid oo qaabilay Madaxweyne Farmaajo oo uga tacsiyeenayay geeridii ku timid Suldaanki hore ee Cumaan Suldaan Qaabuus bin Saciid oo…

Kaluunka Somali intuu la eg yahay

Somali waxay ka mid tahay meelaha ugu kalluunka badan aduunka. nasiibdarro dadka soomaaliyeed ma garanayaan sida looga faa'ideysto khayraadka dalkooda. waxay ku mashquulsan yihiin waxyaabo aan qiime u lahayn mustaqbalka dalkooda.…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More